Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

DHIBAATOOYINKA WAXBARASHO EE HAYSTA CARRUURTA KU JIRTA XERADA QAXOOTIGA KAKUMA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
October 3, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
DHIBAATOOYINKA WAXBARASHO EE HAYSTA CARRUURTA KU JIRTA XERADA QAXOOTIGA KAKUMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXerada qaxootiga ee Kakuma kuna taalla cirifka waqooyi galbeed ee Kenya waxay hoy u tahay qaxooti ka soo kala jeeda 8 qawmiyadoood oo kala ah  Soomaali, Ethiopian, Ereterean, Ugandha, Koongo, Rwanda, Burundi iyo Suudaan oo badi ku kala duwan dhaqanka, afka iyo diimaha, waxayse qabaan duruufo iyo dhibaatooyin isku mid ah, carruurta ku jirta xeradaan aya dhibaatooyinka ugu waaweyn ee haystaa yihiin dhinaca tacliinta.

Yaasiin Ahmed oo sannado ahaa maddaxa guddiga jaaliyadda qaxootiga Soomaalida ayaa Radio Ergo u sheegay “sanaddo ka hor qawmiyadda ugu badan Kakuma qaxootiga ku ah waxay ahayd Suudaan, waxaana dhacday in dib u celin lagu sameeyey qaxootigii koonfurta Suudaan, waxaana xilligaas jiray hanaan badan oo waxbarasho, waxaa ka jiray 4 dugsi sarre, saddex waa la xiray, dugsiyadda hoose ilaa 30 iyo dhowr bay ahaayeen, wax yar ayaa laga soo reebay, dugsiyadda xanaanadda caruurtu waxay ahayeen ilaa 15 haddana waxaa ka shaqeeya wax ka yar 5,  dhamaanna goobaha waxbarasho ee hadda shaqeeya ma haystaan macalimiin ku filan umana shaqeeyaan sidii xilligii hore, waxaana loo xiray sababo ay ku sheegeen hay’addaha gargaarku lacag la’aan” waxaana wakhtiaan ku nool Soomaali ka badan 60 kun oo qaxooti ah, waxaana nasiib darro ah inaysan haysan wax barasho ku filan”

Cabdirsaaq Ismaaciil Xaashi waa maamulaha dugisga hoose dhexe ee Kismaayo oo ah dugsigii ugu horeeyey ee si gaar ah loo leeyahay lagana furay Kakuma, ayaa isaguna wuxuu sharaxayaa sababaha ku kelifay inay dhisaan dugisgiaan

“ Dugsiga Hoose dhexe ee Kismaayo wuu cusubyahay sanadkaan bishii Abriil ayaan furnay waxaana dhigata 450 arday, waxaana nagu kelifay kadib markii aan aragnay baahida wax barasho ee ka taagan xeradaas oo dadka ugu badani yihiin Soomaali”

Sidoo kale Cabdirisaaq wuxuu shegay in ay wadaan wakhtigaan dhismihiisa dugsigii sarre oo ay ugu talla galeen ardayda ka soo baxda dugsiyadda hoose inay ka heli doonan waxbarasho sarre”

In waalidiinta ku nool xeryaha qaxootiga inay caruurtooda geyaan dugsiyo gaar loo leeyahay ma ahan wax sahlan, nolosha dadku waa ciriiri, ma lahan wax dakhli ah oo soo galla, dadku waxay ku tiirsan yihiin waxoogaaga raashinka ah ee laga helo hay’adda qaxootiga qaramadda midoobay ee UNHCR Cabdirisaaq oo mar kale sharaxaya siday duruuftaan uga dabaashaan wuxuu leyahay

“ardayga wax ka barta xerayaha qaxootiga wuu ka duwan yahay kan goobaha aan ahayn wax ku barta, waxaa haysta duruufo kala gedisan, waxaa ku hareeraysan fakhri, nolol xumo iyo la’aanta adeegyadda u sahli lahaa waxbarashadda oo mesha ka wadda maqan, wax la’aanta qoysta ku nool qaxootiga haysata ayaan u ogolaanayn waalidka inay u dhamaystiraan adeegga iyo agabka kale ee tacliintu u baahantahay”

Previous Post

DEGMOOYINKA DHUSOMAREEB IYO CADAADO OO KULAN CAYAAREED YEESHAY

Next Post

SIIDAY U MAAREEYAAN NOLOSHA QOYSKA HAWEENKA KU NOOL MUQDISHO?

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
SIIDAY U MAAREEYAAN NOLOSHA QOYSKA HAWEENKA KU NOOL MUQDISHO?

SIIDAY U MAAREEYAAN NOLOSHA QOYSKA HAWEENKA KU NOOL MUQDISHO?

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-JAN-2026

IDAACADDA 20-JAN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-JAN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JAN-2026
January 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JAN-2026
January 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JAN-2026
January 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JAN-2026
January 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JAN-2026
January 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo