Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

CAYAAR SAAXIIBTINIMO

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
September 23, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
CAYAAR SAAXIIBTINIMO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankCayaar kubbadda cagta ah oo saaxiibtinnimo ayaa dhex martay degmooyinka Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud iyo kooxda kubadda cagta ee degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Ayaa ka dhacday xarunta gobolka Mudug e magaalada Gaalkacyo.

Cayaartaani oo ahayd  mid aad u xiisa badan oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne farabadan ayaa lagu qabtay garoonka ciyaaraha Cabdullaahi Ciise ee magaalada Gaalkacyo, Waxaana  gabagabadii cayaartu ay ku soo idlaatay 2-0  oo ay guushu ku raacday kooxda kubadda cagta ee ku ciyaaraysey magaca degmada Gaalkacyo.

Cabdimahad Axmad Xirsi oo ah kabtanka kooxdii ku ciyaaraysey magaca degmada Dhuusamareeb  ee Gobolka Galgaduud  oo la hadlayay Radio Ergo ayaa sheegay in   si weyn  loogu soo dhaweeyay degmada Gaalakacyo, wuxuuna sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay ciyaartaasi dhexmartay kooxdooda iyo kooxda kale ee degmada Gaalkacyo, isagoo intaas raaciyay in ciyaaraha noocaani oo kale ah ay abuurayaan is dhexgalka bulshada gaar ahaan dhallinyarada.

Sidoo kale Cabdi Siyaad Guufaa oo ka mid ah maamulka ciyaaraha ee  degmada Dhuusamareeb oo isaguna wareysi siiyay Radio Ergo ayaa sheegay in kulankaani uu daba socdo kulan horay uga dhacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, kaasoo dhexmaray isla labadaan kooxood, wuxuuna sheegay in kulankan ay soo abaabuleen  maamulka ciyaaraha degmada iyo ururrada maxalliga ah ee ka jira degmada Dhuusamareeb .

Previous Post

Dad hor leh oo macaluul ugu geeriyooday galguduud

Next Post

CAAFIMAAD DARRO KA TAAGAN DEEGAANKA DEG-ILLIMA

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Dil loo geystay laba sarkaal oo ka tirsan hay`adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF

CAAFIMAAD DARRO KA TAAGAN DEEGAANKA DEG-ILLIMA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-JAN-2026

IDAACADDA 20-JAN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-JAN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JAN-2026
January 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JAN-2026
January 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JAN-2026
January 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JAN-2026
January 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JAN-2026
January 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo