Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

CAAFIMAAD DARRO KA TAAGAN DEEGAANKA DEG-ILLIMA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
September 26, 2011
in Caafimaadka
0
Dil loo geystay laba sarkaal oo ka tirsan hay`adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankCudurrada shuban biyoodka, duumada, jadeecada iyo xanuunno kale ayaa lagu soo warramayaa inay jiraan deegaanka Deg-Illima oo hoos taga degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose.

Deegaankaasi oo ay ku nool yihiin boqolaal qoys oo sabool ah oo ay cayrteeyeen abaaraha iyo colaadaha dalka ka jira, ayaa sheegaya in xarumo caafimaad oo tayo leh aysan halkaasi ka jirin, haweenka uurka leh iyo carruurtuna ay la liitaan nafaqo darro.

Maxamed Aadan Suraa, oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee deegaankaasi Deg-illima ayaa Raadiyaha Ergo u sheegay in xaaladda guud ee dhanka nolosha,Caafimaadka iyo biyaha ee deegaanka ay aad u liidato.

” Xaaladda deegaankan oo ay ku nool yihiin boqollaal qoys oo xoolahoodii ay dhaafisay abaarta dalka ka jirta ayaaney ka jirin xarun caafimaadna, iyadoo ay taasi u wehliso cunno la`aan, waxayna dad badan ay qarka u saaran yihiin iney dhintaan” ayuu yiri Maxamed Aadan Suraa.

Inkastoo ay jiraan gurmad ay maamulka iyo ganacsatada degmada Dhoobley ay ku caawinayaan dadkaasi tabaaleysan ayaa waxaa jira in baahida ay qabaan dadka deegaanka aysan dabooli karin.

Cabdinaasir Seeraar, oo ah afhayeenka dhaqdhaqaaqa Raaskaambooni ee degmada Dhoobley ayaa raadiyaha ERGO u sheegay in ay dadkaasi gaarsiiyeen gargaar raashiin iyo biyo dhaamin balse ay u baahan yihiin gurmad dheeraad ah oo degdeg ah.

Deegaanka Deg-illima wuxuu 12 km dhanka koofur galbeed kaga beegan yahay degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.

Kh/FM

Previous Post

CAYAAR SAAXIIBTINIMO

Next Post

UNICEF: “Xaalada macaluusha wax badan iskama beddelin”

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

UNICEF: “Xaalada macaluusha wax badan iskama beddelin”

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 19-JAN-2026

IDAACADDA 19-JAN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 19-JAN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JAN-2026
January 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JAN-2026
January 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JAN-2026
January 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JAN-2026
January 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JAN-2026
January 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo