Abuukar Cali Yuusuf waxa uu ka mid yahay wadayaasha gadiidka cagafta ee qaada shacabka u kala gooshaya gudaha magaalada Baledweyne...
U qaybsanaha mashruuca maamulka dhulka iyo biyaha Soomaaliya ee SWALIM gobolka Shabellaha Dhexe Yacquub Ciise Cumar, ayaa sheegay in biyo...
Shir caalamiya ayaa lagu qabtay Muqdisho oo looga hadlayo sidii loo joojin lahaa dhuxusho iyo jarista dhirta Soomaaliya, shirkaan oo...
Daadad ka dhashay roobab ka da'ay magaalada Baydhabo ayaa saameeyay boqollaal qof. Roobabku waxay halkaas ka billowdeen bishii Abriil ee...
Daadad ka dhashay roobabka da'aya ayaa ku dhuftay 30 ka mid ah deegaannada ismaamullada ee dalka Kenya. Kumannaan dad ah...
(ERGO) - Roobab ka da’ay bartamaha Soomaaliya iyo fatahaad uu sameeyey webiga Shabeelle, ayaa ku khasbay 65,000 oo qoys in ay...
In kabadan 30,000 oo qoys ayaa u barakacay deegaanka Ceel jaalle ee duleedka magaalada Beledweyne. Dadkan ayaa ahaa qoysaskii deganaa...
Ku dhowaad kun qoys oo ku noolaa tuulooyin ka tirsan Hiiraan, oo uu maro weiga shabeelle, ayay saameysay fatahaad uu...
(ERGO) - Ifiye Macallin Xasan, oo qoyskiisa ka kooban yahay 9 qof , shan maalmood waxay saaran yihiin dusha sare ee...
Ku dhowaad 400 oo qoys oo horey barakac ugu ahaa dulkeedka magaalada Jowhar ayaa mar kale barakacay, kaddib markii guryohoodii...
IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo