Shir caalamiya ayaa lagu qabtay Muqdisho oo looga hadlayo sidii loo joojin lahaa dhuxusho iyo jarista dhirta Soomaaliya, shirkaan oo ay ka soo qayb galeen khubaro iyo hay’addo dhinaca deegaanka ah, waxaana xooga lagu saareyey sidii loo ogaan lahaa saamaynta xaalufka ee ay keentay jarista dhirta.
Dr. Cabdilaahi Cilmi Maxamed waa khabiir dhianca deegaanka ah, wuxuuna la taliye u yahay wasaaradda tamarta iyo khayraadka ee dawladda Soomaaliya, wuxuuna ka mid yahay khubarada ka qayb geleysay shirkaan. Maxamed Xasan oo Ergo ka tirsan ayuuna khadka telefoonka Muqdisho ugu waramay









