Daadad ka dhashay roobab ka da’ay magaalada Baydhabo ayaa saameeyay boqollaal qof. Roobabku waxay halkaas ka billowdeen bishii Abriil ee la soo dhaafay. meelaha ugu badan ee daadadku ay saameeyeen waxaa ka mid ah xeryaha lagu barakacay. Weriyaha Ergo ee magaalada Baydhabo Muxyadiin Xusni, ayaa warbixintaan ka soo diyaariyay.