In ka badan 800 oo qoys oo xoola-dhaqatada ah oo ka soo hayaamay deegano ka tirsan Mudug iyo Nugaal ayaa...
Gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaashi, ayaa sheegay in fatahaado ka dhacay meelo kala duwan oo gobolka ah...
Gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdilaahi Cabdilqaadir ayaa Ergo u sheegay in laba carruur ahi ku dhinteen markii ay liqeen hogag afkoodu...
Xerada Dhagaxley oo ka tirsan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa roobab ka da'ayey in ka badan 10 saacadood ku soo...
Halkaan ka dhegeyso todobada maalmood ee soo socota roobabka laga filayo inay ka da'i donaan Soomaaliya. Waxaa soo saaray mashruuca...
Barafisoor Muuse Shaaciye waa khabiir dhinaca webiyada iyo biyaha ah, wuxuuna sheegayaa in xilligaan uu webiga Shabeelle biyo keenay, biyaha...
Dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay waxaa biyo la’aan ay soo wajahday, xoolo-dhaqato iyo dadka deegaanno dhul-daaqsimeed ah oo ku...
Wasiirka biyaha iyo macdanka Hirshabeelle Axmed Muse ayaa sheegay in dadka xoolo dhaqatada ahaa ee u soo barakacay webiga jiinkiisa...
Magaalada London waxaa maanta ka dhacay shir ku saabsan sidii loo qaabayn lahaa gargaarka la siiyo Soomaaliya, shirkaan oo ay...
Dad ka badan 1000 qoys oo ku nool tuulooyin saddex ah oo waqooyiga ka xiga Buuhoodle ayaa ay haysataa biyo...
IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo