Wasiirka biyaha iyo macdanka Hirshabeelle Axmed Muse ayaa sheegay in dadka xoolo dhaqatada ahaa ee u soo barakacay webiga jiinkiisa si ay biyo uga helaan ay markii webiga qalalay u soo barakacayaan magaalooyinka waaweyn ee Beledweyne iyo Buuloburde ka mid yihiin, si ay biyo uga raadsadaan.
Wasiirka oo Maxamed Xasan oo ka tirsan Ergo waraystay, halkaan hoose ka dhegeyso









