Xoolo-dhaqatada degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ka cabanaya arigoodii oo u dhimanaya cudurka Xaafowga oo ka dhasha biyaha...
Ku dhowaad 4800 oo arday oo ka soo jeeda qoysas ku barakacay gobolka Gedo ayaa markii ugu horraysay ka faa’iidaysanaya...
Dad ka badan afar kun oo qoys ayaa toddobaadkii labaad ku hoyanaya meel bannaan ah oo laamiga dhinaciisa ah, duleedka...
Labo boqol oo qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa sanadkii dhamaaday madax-furasho ahaan u bixiyay lacag ka...
Maamulka Koonfur-galbeed ayaa la wareegay gacan-ku-haynta isbitaalka Xudur oo muddo saddex sano ah ay adeegyadiisu u hakadeen maamul la’aan. Isbitaalka...
Wax soo-saarkii beeraha ee deegaannada Somaliland ayaa 75 boqolkiiba hoos u dhacay sanadkii dhamaaday, taas oo ay ugu wacan tahay...
Cayayaan uu ka mid yahay ayax ayaa labadii bil ee u dambaysay baabi’yay qiyaastii saddex kun oo beer oo ku...
Qoysas kasoo barakacay abaarta oo ku sugan xero lagu barakacay oo ku taalla duleedka Gaalkacyo ayaa lacag ay iska uruuriyeen...
Saddex sano oo abaari ka jirtay ayaa keenay in dadkii xoolihii ka dhamaadaan, deegaanka Xagal oo qiyaastii 125km dhinaca bari...
Qiimaha xoolaha ee sayladda Baydhabo ayaa todobaadkaan qiimaha lagu kala iibsanayaa kor u kacay, tanoo dadka xoolaha dhaqdaa u sababaynayaan...
IDAACADDA 30-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo