(ERGO) - Ardayda ka baxday dugsiga dhexe ee deegaanka Dhabad oo 40km u jirta magalaada Caabudwaaq ee waqooyiga Galmudug ayaa saddexdii...
(ERGO) - Xasan Bakar Bile, 25 jir ka mid ah dadka qaba xanuunka jirka wada-caddeeya ee albiinada ee ku nool...
(ERGO) - Cabdirishiid Maxamed Cabdi waxaa uu kamid ahaa ganacsatadii hantidooda ku waayay dab baabi'iyay 11-kii bishii September ee sanadkan suuqii...
(ERGO) - Xareed Aadan Isaaq oo 17 jir maqalka naafo ka ah, wuxuu ardayga labaad ee ugu dhibcaha sarreeya ka yahay...
(ERGO) - Haweenka barakaca ku ah xeryaha degmada Dayniille ayaa la kulma tacaddiyo kufsi, jir-dil iyo in lacagta ay ku shaqeynayeen...
(ERGO) - Dad deegaan ah oo waxa loo yaqaanno ‘Buul-hunguri’ ka dhexsameystay xeryaha barakaca ee magaalada Burco ayaa bilkasta raashin gargaar...
(ERGO) - Beeralayda deegaan beereedka Salaam ee gobolka Mudug oo dhinaca waqooyi Gaalkacyo ka xiga 10 km ayaa la yimid qaab...
(ERGO) - Cabdirisaaq Maxamed Guure, waa 14 sano jir, waxa uu sanadkan dhiganayay fasalka 9aad ee dugsigga hoose, dhexe iyo sare...
(ERGO) - In ka badan 200 oo qoys oo tan iyo horraantii bishii May ee sanadkan barakac ku joogay deegaanka...
(ERGO) - Walaac xoogan ayay dhakhaatiirta caafimaadka qabaan inuu markale bulshadu kusoo laba kacleeyay safmarka karoona feyrus magaalada Beled-xaawo ee Gobolka...
IDAACADDA 27-NOV-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo