(ERGO) Cumar Daahir Cismaan oo 24 jir ah, horay wuxuu u ahaa xoolo dhaqato, wuxuuse hadda ka shaqeeyaa xanaanaynta shinida...
10 beerood oo shini ah oo sanadkaan laga hir geliyey gobolka Galgaduud, dadka hawshan qabtay waxaa ka mid ah Cabdicasiis...
Beeraleyda tuulooyinka hoos yimaada magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe, ayaa dib loo habeynayaa kanaalada waraabka oo ay fatahaaddo wax...
Ergo: Beeraleyda ku nool afar tuulo oo hoos tagta degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhexe, ayaa laga caawinayaa dib u...
(ERGO) - Asli Xirsi Maxamed oo lixdan jir ah, waxay ka mid tahay beeraleyda Isku-shuban. Waxay sanad ka hor bilowday...
Beeralayda Isku-shuban waxay ka mid yihiin kuwa ugu wax soo saarka badnaa gobolka Bari, iyadoo dalagyada ka soo baxa loo...
In kabada 350 beerood oo ku yaalla deegaanno ka tirsan gobolka Sool ayay qaadeen daadad xoogga oo ka dhashay roob...
Daadad ka dhashay roobab xooggan oo 3-dii bishaan ka da’ay gobolka Sool ayaa xaaqay in ka badan 350 beerood oo...
(ERGO) - Toddobo boqol iyo siddeetan beeraley ah oo ku nool tuulooyin ka tirsan magaalada Beledweyne ayaa waqtigaan ka faa’iideysanaya...
In ka badan 700 oo ah beeralley ku tiirsanaa waraabka ayaa ka faa'iideysanaya qalab ku shaqeeya cadceedda oo waraabka ay...
IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo