(Ergo)- Inka badan 500 oo qoys oo ku nool degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, ayaa ka faa’iideysanaya biyo-gelin markii ugu...
(ERGO) - Cabdullaahi Jaamac Qoor-gees, wuxuu beer lix hektar ah ku leeyahay deegaanka Biyo-macaan oo hoostaga degmada Arabsiyo oo qiyaastii...
Waxaa magaalada Hargeysa dhawaan laga daah-furay adeeg talefoonka gacanta lagu isticmaalayo, oo beeraleyda u fududeynaya la socodka qiimaha maalin laha...
Jamaad Cali Yusuuf oo deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud oo Dhuusa-mareeb 55 km waqooyi uga beegan ku heysata 50 neef...
Boqol iyo toban qoys oo reer miyiga ah kuna nool gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa la siiyay tababarka u adkeysiga musiibooyinka...
Inka badan kun beerood oo ku yaalla degmada Baardheere iyo ilaa 53 tuulo oo hoostaga ayuu dalagyadii ka baxayay saameeyay...
Beeralayda yar yar ee deegaanka Jibagale ayaa sheegay inay ka faa'idaysteen in soollarka ay u isticmaalaan in beeraha ay ku...
Beeralayda yar yar ee Garowe ayaa tamarta cadceedda uga faa’iidaysanaya waraabka beerahooda bishii Agoosto ee 2018, tanoo uga qarash jaban...
Somaliland ayaa sameysay kayd raashiin iyo calafka xoolaha. Talaabadan ayey uga gol leedahay iney kaga hortagto haddii ay lasoo gudboonaato...
Somaliland ayaa markii ugu horeysay yeelatey kayd raashin iyo Calafka xoolaha. Lix kun oo tan oo isugu jirta hadhuudh iyo...
IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo