Tallaalka xoolaha ayaa ka billowday gobollada iyo deegaannada Puntland. Waxaa qorshuhu yahay in saddex milyan oo xoolo ah oo isugu...
(ERGO) - Siddeetan carruur ah oo ka soojeeda qoysaska barakaca ku ahaa Baydhabo ayaa waxbarashada ka haray saddexdiibilood ee u...
Wasaaradda beeraha ee Somaliland ayaa sheegtay inay hormarisay abuurka dalagyada firaleyda ah sida galleyda, haruurka iyo digirta. Wasaaradda ayaa tilmaantay...
Macallimiinta iskuullada ay wax ka bartaan carruurta qoysaska barakaca ku ah Baydhabo ayaa sheegay in saddexdii bil ee u dambeysay...
(ERGO) - Hal milyan iyo boqol neef oo ari ah ayaa laga tallaalayaa cudurrada furuqa iyo jadeecada. Tallaalka oo billowday...
Xilli kasta marka ay webiyadu fatahahaan, khasaaraha ugu badan waxaa uu gaaraa beeraleyda Soomaaliyeed, iyadoo dalagyada ay beeraha ku beertaan...
Inka badan 60 qoys, oo ku xoolo beelay abaar labo sano ka hor ka dhacday gobolka Mudug ayaa billaabay in...
Qoysas xoolo-dhaqato ah oo ku ceyroobay abaarahii dalka ka dhacay ayaa dib ugu laabtay noloshii miyiga iyo dhaqashadii xoolaha, kaddib markii...
Bandhig lagu soo bandhigayey wax soo saarka timirta ee deegaannada Puntland, ayaa lagu qabtay magaalada Garowe. Waxaa ka qeybgalay inta...
Wax soo saarka beeraha ee 1,800 qoys oo ku nool degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe, ayaa waxaa baabi'iyey cayayaan...
IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo