Maraakiibta ka jillaabta xeebaha Bari oo galaaftay nolol-maalmeedka qoysas badan
(ERGO) – Maxamed Muuse Cali wuxuu qoyskiisa oo 14 qof ah u awoodi la’yahay biyo, cunno iyo dhamaan baahiyaha kale ee aas-aasiga ah taniyo bishii Febraayo. Xaaladdan ayay galeen, markii qalabkii...
Read more












