Saadaasha hawada ee toddobaadka
14 December, 2011 NAIROBI Toddobaadkii la soo dhaafay roobabkii da`ayey hoos ayey u dhaceen qaybo badan oo ka mid ah waddanka, marka laga reebo gobollada koonfureed oo iyaga ay ka...
Read more14 December, 2011 NAIROBI Toddobaadkii la soo dhaafay roobabkii da`ayey hoos ayey u dhaceen qaybo badan oo ka mid ah waddanka, marka laga reebo gobollada koonfureed oo iyaga ay ka...
Read more09 December, 2011 MANDERA Qoysas fara badan ayaa ku barakacay fatahaad uu sameeyey wabiga Daawo oo wada biyo fara badan xilligan oo qar ka daadis ah, kaasoo ay biyihiisu soo...
Read moreHay’adda Minosaarista Denishka ee DDG ayaa waxa ay si rasmi ah shaaca uga qaaday inay hakisay howlihii samatabixinta miinooyinka iyo walxaqarxa ee ay ka waday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka...
Read more07 December, 2011 NAIROBI Saadaasha tobaadkii tegey xaalado qoyan ayaa ka jirey dooxada Jubba iyo dhulka ku xeeran ee koonfurta Soomaaliya, waxaana ka jirtey fatahaad gaar ahaan qaybo ka mid...
Read more01 December, 2011 NAIROBI Wararkii saadaasha roobabka ee todobaadkii tegey ka da’ay goobo door ah oo wadanka ah waxay ahaayeen kuwo yar, laakiin dhinaca dooxadda Jubba waxaa ka da’ayey roobab...
Read more23 November, 2011 NAIROBI Xilli roobaadkii wax badan la sugayey ee dayrta ayaa badi ka bilowday waddanka qaybtii hore ee bishii Oktoobar. Roobabkaan waxay keeneen soo kabasho dhulkii abaartu ka...
Read moreRaashinka oo gabaabsi ka noqday magaalooyin badan oo ku teedsan xuduudaha ay wadaagaan wadamada Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia Xaalad adag ayaa ka taagan magaalooyinka Luuq, Doolow, Ceelwaaq, Garbahaarey, Beledxaawo iyo deegaanada ku...
Read moreGEDO: Inkasta oo ay bulshada gobolka Gedo ka soo samatabaxeen abaartii iyo kuleylkii jiilaalka, haddana wali badankood uma dhaqaaqin qodashada beeraha oo waxay ka dhursugayaan inuu dhulku liqo biyaha dhex...
Read moreWaxaa la isku raacsan yahay in waddanka Soomaaliya uu leeyahay xoolo aan cadadkooda la soo koobi karin, kuwaasoo ah nooca ugu wanaagsan xoolaha lagu dhaqdo adduunka korkiisa. iyadoo aqoonyahannadu sheegeen...
Read moreIyadoo roobabkii deyrta ay ka curteen badanaa gobollada dalka, ayaa dadka ku dhaqan degmada Ceel-Dheer ee gobolka Galgaduud muddo saddex sano ah ka dib waxay billaabeen tacbashada beerahooda. mid kamid...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo