Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Saadaasha todobaadka

Radio Ergo by Radio Ergo
November 23, 2011
in Masiibooyinka, Wararkii u Danbeeyay
0
Saadaasha todobaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

23 November, 2011 NAIROBI

blankXilli roobaadkii wax badan la sugayey ee dayrta ayaa badi ka bilowday waddanka qaybtii hore ee bishii Oktoobar. Roobabkaan waxay keeneen soo kabasho dhulkii abaartu ka jirtey ee aan helin wax roob ah xilligii la soo dhaafay. Qiyaasta roob ee ay heleen gobollada koonfurta iyo bartamaha waddanku ayaa ah kuwo ka sarreeya intii la filayey sanadka, waxaana la saadaalinayaa inay roobabku sii da’aan ilaa bartamaha bisha Diseembar.

Dhinaca gobollada Waqooyi Galbeed ee waddanka maysan helin wax roobab ah oo wax tar leh ilaa bishii Oktoobar 2011. Roobabka mahiigaanka ah ee laga cabsi qabo inay keenaan daadad ayaa waxay ka da’ayaan bartamaha iyo koonfurta, inkastoo aysan jirin ilaa hadda wax dhibaato ah oo dadad ah oo ay sameeyaan webiyadda Juba iyo Shabeelle.

Toddobaadkii tegey ee 15 ilaa 21 bishan Nofember, roobab iska caadiya ayaa ka da’ayey bartamaha iyo koonfurta sida Hiiraan, Shabeellaha Hoose, jubbada dhexe iyo hoose, laakiin dhinaca waqooyi ee waddanku wuxuu ahaa mid qalalan siday tibaaxayaan warbixinaha saadaashu.

Heerarka webiyada ayaa sare u kacay waxayse ka hooseeyaan heerkii ay daadadku sababi lahaayeen.

Saadaasha roobabka la filayo toddobaadka soo socda ee 22ka ilaa 28ka Novembar ayaa tilmaamaya in gobollada shabelooyinka iyo jubbooyinka laga filayo roobab mahiigaan ah, iyadoo gobollada waqooyi roobab aan badnayn heli doonaan.

Marka laga soo tago roobabka la la saadaaliyey toddobaadyada soo socda iyo jiritaanka xaaladaha qoyaan ee ciidda ayaa waxaa ka jirta cabsi fatahaad sababi karta daadad oo ka dhacda marinnada webiyada shabeelle iyo Jubba, iyadoo qararka webiga shabeelle oo aad u jilicsani yihiin kuwaasoo keeni karaa inuu webigu sameeyo fatahaad..

Saadaashaan waxaa idin soo gudbisey hay’adda cuntadda iyo beeraha ee FAO mashruuceeda SWALIM

Previous Post

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ka digay in la dhibaateeyo barakacayaasha

Next Post

Khibradihii ay tahriibka ka kororsadeen muhaajiriinta soomaalida iyo itoobiyaanka ah

Related Posts

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda deegaan hoostaga Afgooye oo ku najaxay adeegsiga koronto laga dhaliyo ilayska

September 16, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Haraad iyo gaajo ka dhashay guridda ilo ay biyaha ka heli jireen qoysas ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Haraad iyo gaajo ka dhashay guridda ilo ay biyaha ka heli jireen qoysas ku nool Bari

September 14, 2026
Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo
Wararkii u Danbeeyay

Biyo yari iyo nadaafad xumo ka dhalatay oo haysa qoysas barakac ku ah Gaalkacyo

September 11, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Barakicin qasab ah oo nolol xumo galisay qoysas laga saaray xeryaha Baydhabo

September 10, 2026
Next Post
Xaaladda soomaalida ku nool dalka libya

Khibradihii ay tahriibka ka kororsadeen muhaajiriinta soomaalida iyo itoobiyaanka ah

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-SEP-2026

IDAACADDA 20-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-SEP-2026
September 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-SEP-2026
September 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo