Odayaasha tuulada Widhwidh oo xir xiray dhallinyaro xaalufinaysay deegaanka
Waxaa dhawaanahan ku soo badanayay deegaanka widhwidh oo ka tirsan degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer dhalinyaro dhuxul ka shidaysa goobaha kaymaha ah ee ku xeeran deegaankaas Guddida magaalada ayaa bilaabay...
Read more












