Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Sicir barar xooggan oo ka jira Buurdhuubo iyo Garbahaarrey

Radio Ergo by Radio Ergo
April 15, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Sicir barar xooggan oo ka jira Buurdhuubo iyo Garbahaarrey
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
15 April, 2014 GEDO

Sare u kac aad u xooggan ayaa waxaa laga dareemayaa suuqyada iyo goobaha ganacsiga degmooyinka Buurdhuubo iyo Garbahaarrey ee gobolka Gedo,iyadoo arrimahaasina ay saameyn ku yeesheen nolosha dadka ku dhaqan degmooyinkaasi oo u badan qoysas danyar ah oo ay horey u ragaadiyeen abaaro iyo colaado soo noqnoqdey.

Sarakacaasi ayaa lala xiriirinayaa hakad ku yimid gaadiidkii xamuulka ahaa ee soo galayey degmooyinkaasi muddo ka badan ilaa 3 toddobaad, dagaallo dhowaan ka dhacay Buurdhuubo iyo weliba deggganaansho la’aanta ka jirta deegaankaasi, arrimahaas oo is biirsaday ayaa waxay keeneen in qiimaha raashiinka uu sare u kaco.

Noocyada raashiinka uu qiimahooda cirka isku shareeray ayaa waxaa ka mid ah masaggada, bariiska, burka, sokorta, saliidda iyo baastada, kuwaasoo ah cunnada daruuriga u ah dadka, iyadoo shey weliba uu ka sare marey labalaab qiimihii bil ka hor uu ka taagnaa degmooyinkaasi.

Faadumo Aadan Cali oo ka mid ah ganacsatada iibisa raashiinka ee degmada Garbahaarrey ayaa sheegtay inay hakad galeen raashiinkii ka imaanayey dhnaca magaalada Muqdisho oo inta badan soo gali jiray suuqyada magaalada Garbahaarrey.

“Bil kahor kiishka sokorta waxaa la iibin jiray SO.sh 700,000, bariiska SO.sh 680,000, burka SO.sh 800,000 balse hadda waxay dhammaantood marayaan SO.sh 1200,000.” Ayay tiri Faadumo.

Maxamed Ibraahim oo ka mid ah waxgaradka  degmada Buurdhuubo oo u warramayay raadiyaha Ergo, ayaa u sababeeyay qiimo kororkaan xaaladaha dagaallada ka dhacay deegaanka oo xirey dhammaan Waddooyinkii soo galayey magaalada, taasoo keentay in qiimaha raashiinka uu cirka isku shareero.

“Degmooyinka wax soo gala iyo wax ka baxa midna malaha, waxaaba khatar ah in raashiinku uu dhammaado oo dadku waxay cunaan waayaan, marka laga soo tago qiimaha sarreeya.” Ayuu yiri Maxamed.

Axmed Cumar Saalixi/FM

Previous Post

Barakacayaal ku qulqulaya Baladweyne

Next Post

Saddex carruur ah oo ay miino ku dishay Buuhoodle

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Saddex carruur ah oo ay miino ku dishay Buuhoodle

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo