Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal ku qulqulaya Baladweyne

Radio Ergo by Radio Ergo
April 14, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaal ku qulqulaya Baladweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank14 April, 2014 BALEDWEYNE

Boqollaal qoysas ah oo kasoo qaxay dagaallada ciidamada dowladda iyo kuwo AMISOM oo wada socda iyo kooxda Shabaab ku dhex maraya deegaanno ka tirsan Hiiraan iyo Bakool ayaa ku qulqulaya xerayaha barakacayaasha ee degmada Baladweyne.

Barakacayaashan oo u badan haween iyo carruur ayaa kasoo qaxay deegaannada Buulo Barde, Maxaas oo gobolka Hiiraan ka tirsan iyo degmada Xudur ee gobolka Bakool. Ku dhowaad soddon qoys oo barakacayaal ah ayaa toddobaad walba imaanaya degmada Balad weyne ee gobolka hiiraan ilaa horraantii bishii hore oo ay bilowdeen dagaallada ka dhanka ah Shabaab. Weriyaha Ergo ee gobolka Hiiraan Cabdullaahi Salaad ayaa sheegaya in barakacayaasha cusub ay ku biirayaan qoysas dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafay ku noolaa shan xero oo ku yaal magaalada.

Qaar ka mid ah haweenka barakacayaasha ah ayaa ku dhalay xeryaha oo aan laheyn adeegyo caafimaad. Leyla Cabdinuur oo ah hooyo carmal ah oo heysta toddobo carruur ah ayaa ilmaheedii siddeedaad ku dhashay xerada labo maalin uun kadib markii ay timid.

Hooyadeed Khadiijo Kulmiye oo kala soo qaxday degmada Buulobarde ayaa dhalisay maaddaama aysan jirin howl-wadeenno caafimaad oo xeryaha ka howlgala.

“Gabadheydu weyba caafimaad qabtaa, laakiin cunno, tallaal iyo daawooyin kama heli karno xerada,” ayey tiri Leyla oo la hadashay raadiyaha Ergo. Ilmaha yar ee ay heysto wuxuu ku nool yahay nuujinta oo keli ah, laakiin iyadu waxa ay ku tiirsan tahay biyo oo keli ah, mana heli karto cunto ay cunto.

Ismahaan Cabdirisaaq, hooyo kale oo kasoo qaxday Xudur, ayaa sheegtay in siddeed carruur ah oo ay dhashay ula soo lugeysay degmada Tiyiigloow oo 90km u jirta Xudur, halkaas oo ay ka heshay gaari Baladweyne keenay.   “Ma heysanno hooy, cunto, biyo iyo daawo midna. wax nolol ah oo halkan taal ma leh,” ayey Ismahaan u sheegtay weriyaha Ergo ee Baladweyne.

Previous Post

KALLUUMAYSATADA PUNTLAND OO SOO DHOWEEYEY KAADHADH AQOONSI AY HELEEN

Next Post

Sicir barar xooggan oo ka jira Buurdhuubo iyo Garbahaarrey

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Sicir barar xooggan oo ka jira Buurdhuubo iyo Garbahaarrey

Sicir barar xooggan oo ka jira Buurdhuubo iyo Garbahaarrey

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo