Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Saddex carruur ah oo ay miino ku dishay Buuhoodle

Radio Ergo by Radio Ergo
April 15, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank15 April, 2014 BUUHOODLE

Saddex carruur ah oo isku qoys ah ayey miino ku dishay miyiga degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Carruurta ayaa miinada oo ay ku ciyaarayeen ka helay ardaaga gurigooda.

Qaraxa miinada oo ka dhacday tuulada Qori-Lugud oo 30km u jirta degmada Buuhoodle ayaa sidoo kale dhaawacday labo kale oo carruur ah. Dhaawacyada ayaa loo qaaday degmada Burco ee isla gobolka Togdheer sida uu sheegay weriyaha Ergo ee gobolka. Xoolo dhowr ah ayaa ku dhaawacmay isla qaraxaas.

Deegaanka Buuhoodle oo ku dhow xadka aynu la wadaagno Itoobiya ayaa la rumeysan yahay in miinooyin lagu aasay intii uu socday dagaalkii toddobaatameeyadii. Dalku wuxuu ka mid yahay meelaha miinooyinka ugu badan ay ku aasan yihiin dunida, waxaana taas lala xariirinayaa dagaalkii Ogaadeeniya iyo dagaalladii sokeeye ee ka dambeeyay oo kooxaha iska soo horjeeday ay miinooyin dhulka ku aaseen.

Si kastaba, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa toddobaadkii hore ku dhawaaqay in Xamar laga nadiifiyay miinooyinkii ku aasnaa oo dhan.

Previous Post

Sicir barar xooggan oo ka jira Buurdhuubo iyo Garbahaarrey

Next Post

30 QOF OO CUDUR AAN LA XAQIIJIN UGU GEERIYOODAY BARDAALE LABADII BILOOD EE LA SOO DHAAFAY

Related Posts

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhalatay fatahaad ka dhacday Qalaafe
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhalatay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
Next Post
30 QOF OO CUDUR AAN LA XAQIIJIN UGU GEERIYOODAY BARDAALE LABADII BILOOD EE LA SOO DHAAFAY

30 QOF OO CUDUR AAN LA XAQIIJIN UGU GEERIYOODAY BARDAALE LABADII BILOOD EE LA SOO DHAAFAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-JUN-2026

IDAACADDA 08-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUN-2026
June 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUN-2026
June 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUN-2026
June 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUN-2026
June 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo