Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas Qoryooley kasoo qaxay oo Sarkuusta degay

Radio Ergo by Radio Ergo
April 1, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qoysas Qoryooley kasoo qaxay oo Sarkuusta degay
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank01 April, 2014 QORYOOLEY, SARKUUSTA

180 qoys oo kasoo barakacay dagaallada ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa degay xero cusub oo laga furay deegaanka Sarkuusta ee ku taal duleedka magaalada Muqdisho.

Qoysaska soo barakacay oo u badan haween iyo carruur ayaa kasoo qaxay guryahoodii oo ku yiil deegaanno toban ka badan oo ka tirsan degmada Qoryooley oo ciidamada dowladda iyo kuwo AMISOM ay saddex maalin kula dagaallameen al-Shabaab.

Qoysaskaas waxaa ka mid ah haween uur leh oo qaarkood ku dhalay xerada cusub ee dadka deegaannadooda kasoo qaxay ee ku taal jidka Muqdisho iyo Afgooye isku xira.

Xaawo Maxamed Xasan oo ka mid ah qoysaskaas ayaa saddexdii ugu yareyd carruurteeda kala soo qaxday degmada Qoryooley oo 100 km dhanka koofureed kaga beegan magaalada Muqdisho. Saddex kale oo ka mid ah carruurteeda iyo aabbahood ayaa weli ku harsan deegaannada ku dhow Qoryooley. “Gaadiid ma leh, annaga dhanna hal maalin ma aynan soo wada bixi karin,” ayey tiri Xaawo oo la hadashay weriye Ergo ka tirsan.

Hooyo kale oo lix carruur ah leh oo la yiraahdo Moolow Xasan ayaa iyana sheegtay in iyada iyo carruurteeda ay afar maalin usoo socdeen deegaanka Sarkuusta gaadiid xumo awgeed. Qaar ka mid ah qoysaska soo qaxay oo ay ku jiraan dad lixaadka la’a ayaa gaari dameerro ku yimid deegaanka Sarkuusta.

Previous Post

Gaalkacayo: dad ka badan kun qof oo dan yar ah oo helay daaweyn lacag la aan ah

Next Post

HAWEEN MAALGELINAYA DHISMAHA ISBITAALKA GEDO

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
HAWEEN MAALGELINAYA DHISMAHA ISBITAALKA GEDO

HAWEEN MAALGELINAYA DHISMAHA ISBITAALKA GEDO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo