Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

HAWEEN MAALGELINAYA DHISMAHA ISBITAALKA GEDO

admin by admin
April 2, 2014
in Caafimaadka
0
HAWEEN MAALGELINAYA DHISMAHA ISBITAALKA GEDO
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Haween qurbojoog ah ayaa maalgelinaya dayactirka isbitaalka ugu weyn Gedo oo ku yaal degmada Garbaharrey. Luul Maxamed Aaden oo ka mid ah haweenka mashruuca wada ayaa sheegtay in dayactirka iyo qalabeynta isbitaalka oo ay baahi weyn u qabaan bulshada gobolka ay ku bixi doonto $400,000 oo doollar.

“Gedo waa gobol aad u ballaaran oo ilaa siddeed degmo ka kooban, oo aad u dad badan. Sidaas darteed, waxaan dooneynaa in aan bulshadeenna aan ka caawinno baahiyaha dhanka caafimaad ee heysta,” ayey tiri Luul oo la hadashey weriyaha Ergo ee gobolkaas.

Dhismaha isbitaalkan ayaa waxaa bilaabay dowladdii kacaanka 23 sanno kahor, balse dagaallada sokeeye ayaa hakad-geliyay dhammeystirkiisa iyo qalabeyntiisa.  Degmada waxaa keli ah oo hadda ku yaal xarun caafimaad oo kooban oo cudurka qaaxada lagu daweeyo iyo xarunta hooyada iyo dhallaanka.

Luul ayaa dhowaan dib ugu soo laabatay degmada Garbahaarrey kadib dhowr iyo labaatan sano oo ay qaxooti ku aheyd boqortooyada Ingiriiska. Haweenka kale ee mashruuca dib u dhiska iyo dayactirka isbitaalka ka wada ayaa ku kala nool Mareykanka, Fiillaan iyo Astureeliya.  Haweenka ayaa lacagta kasoo ururiyay asxaabtooda iyo ehelkooda.

Ammaanka soo hagaagaya ee dalka ayaa ku dhiirrigeliyay in haweenkan dib u soo noqdaan oo ay ka fikiraan caawinada bulshadooda ay ka qaxeen. Si kastaba, xaruntan caafimaad ayaa ka koobnaan doonta 40 qol oo bixin doona adeegyo caafimaad oo kala duwan.

Previous Post

Qoysas Qoryooley kasoo qaxay oo Sarkuusta degay

Next Post

Haween maalgelinaya dhismaha isbitaalka Gedo

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Haween maalgelinaya dhismaha isbitaalka Gedo

Haween maalgelinaya dhismaha isbitaalka Gedo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo