Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Gaalkacayo: dad ka badan kun qof oo dan yar ah oo helay daaweyn lacag la aan ah

Radio Ergo by Radio Ergo
March 29, 2014
in Caafimaadka
0
Gaalkacayo: dad ka badan kun qof oo dan yar ah oo helay daaweyn lacag la aan ah

Photo | Qaar ka mid ah bukaanada helay daaweynta/Sawir/Burhaan/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
1060 qof oo qaba xanuunno kale duwan ayaa Isbitaalka  GMC ee Gaalkacyo  wuxuu siiyey  adeeg caafimaad oo lacagla’aana.  Adeegyada ay heleen bukaanadu ayaa waxaa ka mid ah qaliimo, daaweyn iyo baaritaanba, waxaana ka faa’iidaystay dadka dan yarta oo ay ka mid yihiin kuwa ka yimid xeryaha barakaca ee magalada ku yaal. Adeegaan ayaa soo bilowday 15 bishii Febaraayo isagoona dhamaaday 17kii bishaan.
Dr C/qaadir Maxamud Jaamac Dr dhagacade  oo ah agaasimaha isbitaalka GMC ayaa Ergo usheegay in barnaamijkaan ay ku caawiyeen ururka badbaadinta iyo horumarinta Soomaaliyed oo dagan dalka Sacuudiga oo kaalmo kahelay ururka dhalinyarada dunida islaamka, dadka ka faa’iidaysatay waxay ka kala  yimaadeen  meelo badan oo dalka-ah, ninkii udabeeyey ee aan qalay wuxuu kayimid Marka, waxaa looga yimid waqooyi iyo deegaamo badan taas oo kuu cadeynayasa in dadku awoodin inay helaan qaliimada noocaan oo kale ah,
Takhtarka ayaa sheegay in 900 oo ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee Gaalkacayo degan ay u sameeyeen baaris iyo daaweyn, waxaa jira oo kale 150 qof oo qaliimo, qaliinkooduna isugu jiray, kansarka, kuwo caloosha laga qalay, kuwo burooyin laga qalay, kuwo qaliin looga sameeyey beeryarada, kuwo ilmo lagu qalay, kuwo iskufurmay oo la qalay iyo kuwo aan ka qalay minka oo burooyin waaweyn laga soo saaray.
Khadiijo Aden Cilmi waa hooyo katimid gobolka Sool, lagana qalay beeryarada oo ay  ka xanuunsanayd, waxayna Ergo u sheegtay inay meelo kala duwan oo dalka u tagtay inay hesho caafimaad, lakiin hadda kahor aysan hellin cid caawisa.
Xasan Nuur Warsame ayaa isna idaacadda Ergo usheegay, inuu mudo xanuunsanaa, isla markaasna uusan awoodin inuu iska baxsho kharashka ku baxayey qaliinka loosameeyey isla markaasna uu manta ku faraxsan yahay qaliinka lacag la’aantaa ee isbitaalka GMC u ufuliyey.
Burhaan Maxamed Cabdi
Previous Post

Mashaariic dhinaca biyo xireennada ah oo Puntland laga hirgelinayo

Next Post

Qoysas Qoryooley kasoo qaxay oo Sarkuusta degay

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Qoysas Qoryooley kasoo qaxay oo Sarkuusta degay

Qoysas Qoryooley kasoo qaxay oo Sarkuusta degay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo