Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

30 Qof oo cudur aan la xaqiijin ugu geeriyooday Bardaale labadii bilood ee la soo dhaafay

Radio Ergo by Radio Ergo
April 21, 2014
in Caafimaadka
0
30 Qof oo cudur aan la xaqiijin ugu geeriyooday Bardaale labadii bilood ee la soo dhaafay

Photo | Qoyska iyo hoyada xanuunku hayo, sawir/Muxiyadin/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
Wakiilka hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO degmada Bardaale Ibraahim Aadan ayaa Ergo u sheegay in labadii bilood ee la soo dhaafay 30 qof oo u geeriyooday xanuunka dadka marka hore ku ridaya calool fuur ay diwaan geliyeen,
Cudurkaan ayaa dadka deegaanku sheegayaan in calool fuur uu ku ridayo, xumad adagi qabanayso kadibna uu u dhimanayo, iyadoona muddo lix sanno ka hor uu cudurkaani ka dilaacay deegaanka, waxayna sheegeen inay u malaynayaan in raashinka mesegada oo ay ku kaydiyeen bakaaraha oo saxadoodu xumaatay cudurkaan laga qaaday
Nuuney Cabdi waa mid ka mid ah dadka bukaanku haleelay, muuqaal ahaan waxaa ka muuqda tabar daro cudurka calool fuurka ku reebay, dhinacyada waxaa ka fadhiyaa carruurteeda ka murugeysan xanuunka haya hooyadood, hadalka oo dhib ku ahaa darted wa adkeyd in aan ka helo fafaahin dheer oo cudurkan iyo siduu u h ayo, waxayna ii sheegtey in mudo laba bil ah la xanuunsaneyso daawo kasta lagala daaley.
“Caloosha ayaa la iga hayaa, waan ka xanuunsadey caloosha, waa u jeedaa waa weynaatey, ma seexdo, hurdo ma leh, ma seexan karo, Illaahay ayaa og xaalkeyga, meel kasta waan tagey daawo kasta waan ku daaley”.
Laakin wakiilkan WHO u qaabilsan degmada Bardaale Aadan ayaa sheegay in hadda ka hor mudo laga joogo 6-sano ayaa baaris ku sameeyeen, aniga oo is dhahayey ogow maalintii inta u dhimata, sababtana ka ogow, marka qalab ma heysan, waxaan qaatey book iyo qalin, dhakhatir sar sare kale ilama socon, cel celis ahaan waxaa soo baxdey in bishii cudurkan ay u dhimanayaan 30-qof kuwo kale oo intaas la mid ahna u jiifaan, sawiro ayaa kaso qadey dadkii qabay sida carruurta iyo dadka waaweynba, waxaana aragney in qofka xanunkan ku dhaca caloosha ayaa weynaaneyso, heer waxay gaartey in dadka sas badan ay qaadaan, dhakhatiir aan arrintas u sheegay waxay ku sababeeyen in laga yaabo in cudurkan keeneyo haruurka bakaaraha lagu keediyo oo sumowda,ceelasha gacanta oo biyahooda baaris lagu sameyn, amaanka oo xunna fursad looma helin in baaris rasmiya lagu sameeyo, waase wadadda koowaad ee hadda u bahan in qaado”.
Degmada Bardaale oo Baydhabo dhanka koonfurta kaga began 57 KM ayaa waxaa aan la heyn isbitaal guud oo bulshada baahidooda caafimaad ka haqab tira, waana mida keentey in cudurkan ay sii kordhaan tirada u geeriyoota, tusaale xalay oo keli ah sadax qof ayaa u dhimatey cudurkaan siduu sheegay Aadan.
Muxiyadin
Previous Post

30 QOF OO CUDUR AAN LA XAQIIJIN UGU GEERIYOODAY BARDAALE LABADII BILOOD EE LA SOO DHAAFAY

Next Post

SHUBAN BIYOOD KA DILLAACAY GALGADUUD

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
SHUBAN BIYOOD KA DILLAACAY GALGADUUD

SHUBAN BIYOOD KA DILLAACAY GALGADUUD

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo