Barakacayaal deeq loogu qaybiyey duuleedka Ceel-waaq
Photo | Sawir/Saalixi/Ergo Ku dhowaad 500 oo qoys oo ku jira xeryaha dadka barakacay ee duleedka degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo, ayaa loo qaybiyey deeq isgu jirtay raashin iyo agab...
Read morePhoto | Sawir/Saalixi/Ergo Ku dhowaad 500 oo qoys oo ku jira xeryaha dadka barakacay ee duleedka degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo, ayaa loo qaybiyey deeq isgu jirtay raashin iyo agab...
Read moreBulshada ku nool tuulada Towfiiq oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa codsanaya in loo dhiso xarun caafimaad oo lagula tacaalo bukaannada ay ku dhacaan cudurrada, iyadoo ay dhowanahan ka jiraan...
Read moreLix Carruur ah ayaa cudurka jadeecada ugu geeriyootay deegaannada Isgoyska iyo Mareerrey oo ka wada tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe,waxaa la jiifa cudurkan dad gaaraya 30 qof oo...
Read moreQaybta lagu daweeyo dadka qaba xanuunnada dhimirka ee cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, ayaa lagu kordhiyey waxbarasho lacag la`aan ah oo loogu talagalay bukaannada dhimirka la`a. Waxbarshadu waa mid bilaasha...
Read morePhoto | Sawir/Muxiyadiin/FO Qaar ka mid ah qoysas ka soo noqodey xerayaha qaxootiga Dhadhaab ee gobolka Waqooyi-Bari Kenya, ayaa ka sheekeeyey dhibaadatii ku kalliftay inay soo noqdaan oo ay ku...
Read morePhoto | Sawir/kaydka/Ergo Cabdifataax Maxamed waa wiil dhallinyaro ah oo 25 sano jir ah oo ku naafoobay dagaalladii sokeeye, wuxuu dhiganayey dugsiga hoose dhexe intuusan dhaawacmin, isagoo Ergo la hadalaya...
Read moreDeegaanno hoostaga degmada Doolow ee gobolka Gedo. ayaa laga soo sheegayaa in xilligan ka jiraan abaaro ba,an oo saamayn ku yeeshay dadka iyo duunyada. Gudiga abaaraha ee demada Doolow oo...
Read morePhoto | Sawir/Muxiyadin/Ergo Dagaalo ka dhacay tuulada Toosweyne oo 18km dhanka koonfureed Bardaale kaga beegan ayaa sababay inay qoysaskii deganaa ka barakacaan. Qoysaskaan ayaa gaarey degmoyinka Bardaale, Kurtun iyo Hoobashoole,...
Read moreUgu yaraan 180,000 carruur ah oo ku nool gobolka Mudug ayaa qaadan doona talaalka looga hortago cudurka dabeysha kadib markii kiisas cusub oo cudurka la xariira laga helay deegaanka. Xariiriyaha...
Read morePhoto | Ilmo nafaqo darreysan oo ku sugan isbitaalka Banaadir/Sawir/Xamdi Cabdullaahi Ugu yaraan sideed carruur ayaa nafaqo-darro ugu geeriyootay xero dad deegaanadooda kasoo barakacay ay ku nool yihiin oo ku...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo