Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Lix carruur ah oo jadeeco ugu geeriyootay degmada Balcad

Radio Ergo by Radio Ergo
August 12, 2014
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankLix Carruur ah  ayaa cudurka jadeecada ugu geeriyootay deegaannada Isgoyska iyo Mareerrey oo ka wada tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe,waxaa la jiifa cudurkan dad gaaraya 30 qof oo isgu jira carruur iyo dad waaweyn.

Ma haysanno adeeg caafimaad oo aan kula tacaallnno carruurta marka ay jadeecadu ku dhacdo  waxaan isticmaalnaa  dhirta, sidaasi waxaa Ergo u sheegtay Madiino Ibraahim oo sedex carruur ah oo ay dhashay cudurkan uu ku dhacay oo mid ka mid ah  u dhintay, waxayna sheegtay in carruurteeda aan horay looga tallalin xanuunkan balse hadda ay qaateen tallaalka.

Hay’adda Inter-SOS,ayaa ku dhawaad 200 oo qof ka tallaashay cudurka jadeecada tuulada Isgoyska, waxay sidoo kale gaarsiisey dawooyin lagula tacaalo jadeecada, Aamino Maxamed Cali oo ka socota Inter-SOS ayaa sheegtay in marka qofka ay ku dhacdo jadeecada haddana uu ku dhacayo shuban wata axal dhiig ah oo sii xumaneya xaaladda qofka.

Cudurka jadeecada ayaa si aad ah u saameeyey tuulada isgoyska oo 5 KM  u jirta degmada Balcad, inkastoo cudurkan uu  haleelay dad kale oo ku nool deegaanno kale, bishan iyo bishii hore ayaa la sheegay in deeganno kala duwan oo ka tirsan gobolka shabeellaha dhexe inay jadeeco ugu dhinteen in ka badan 20 qof.

Wali deegaannada ay ka jirto jadaacada ee gobolka Shabeellaha dhexe ma helin dawooyin iyo adeeg caafimaad oo ku filan, waxaa intaa u sii dheer abaaro saamayn ku yeeshay xoolo dhaqatada iyo beeralleeyda.

Maryam Sheekh/FO

Previous Post

Dadka qaba xanuunnada dhimirka ee Hargeysa oo waxbarasho lacag la,aan ah loo billaabay

Next Post

DADKA KU NOOL TUULADA TOWFIIQ EE G, MUDUG OO CODSANAYA IN LOO DHISO XARUN CAAFIMAAD

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
DADKA KU NOOL TUULADA TOWFIIQ EE G, MUDUG OO CODSANAYA IN LOO DHISO XARUN CAAFIMAAD

DADKA KU NOOL TUULADA TOWFIIQ EE G, MUDUG OO CODSANAYA IN LOO DHISO XARUN CAAFIMAAD

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-MAY-2026

IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-MAY-2026
May 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-MAY-2026
May 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo