Cudurka jadeecada oo 15 carruur ah ugu geeriyootay meelo ka mid ah Bay iyo Bakool
Muxiyadiin Aadan Ibraahim oo ah madaxa talaalka ee wasaaradda caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa Ergo u sheegay in cudurku meelaha ugu daran ee uu ka jiro wakhtigaan ay tahay degmooyinka Waajid...
Read more












