Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeralayda Dalyare ee gobolka Sool oo xoolo dhaqato soo cayrtoobay ku caawiyey dhul beereed

Radio Ergo by Radio Ergo
December 7, 2017
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga, Beeraha Iyo Xoolaha, Wararkii u Danbeeyay
0
Beeralayda Dalyare ee gobolka Sool oo xoolo dhaqato soo cayrtoobay ku caawiyey dhul beereed

Faarax Cumar Axmed oo ka mid ah xoolo dhaqatada beeralayda noqday/Sawir/Faarax Dubad/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Boqol oo qoys oo ku xoola beelay abaartii ayaa  tacabka beeraha ka bilaabay  deegaanka Dal-yare ee gobolka Sool oo dhinaca koonfureed ka xiga 35km xarunta gobolka ee Laascaanood

Beeralayda deegaankaas oo tiro ahaan gaaraya 480 ayaa ku caawiyey dadkaan qaybo ka mid ah dhul ay beertaan.

Axmed Cabdi Haybe oo ka mid iskaashatada beeralayda  ayaa Ergo u sheegay in dadkaani ay u imanayeen tan iyo bishii afraad ee sanadka oo ahayd markii abaaruhu sii darsadeen

“Dadka noo yimid waxay ahaayeen qoysas fara maran, duruuf adagna haysato, waxaan ku dhiiri gelinay inay dhul fashaan, aanna ku caawino wixii beerasho ay uga bahan yihiin” Ayuu yiri Axmed.

Wuxuu intaas ku daray xilliyaday imanayeen oo ahayd wakhti kulul ay, iyaga laftigooda ay xaaladda ku cuslayd laakiin ay nolol ahaan dhaameen

‘’Waxaan siinay dhul, abuur iyo hab aan ula wadaagno biyaha ceelasha aan ka helno waraabka” Ayuu yiri Axmed

Wuxuu intaas ku daray in ay dadka wax ugu sii muhiimsan ee ay ku caawiyeen ahayd inay tusaan sida wax loo beero, ayna kala shaqaynayeen taas maalin kasta

“Iskaashata beeraha ee degaankaani ayaa tiro ahaan gaadhaya ilaa waxaan isu qaybinay koox kastaa qolo gaar ah ay gacan u siiso” Ayuu yiri Axmed

 

Halkaan hoose ka dhegeyso xogta oo cod ah.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2017/12/BEERAHA-DALYARE-123456.mp3

 

 

 

Previous Post

Carruur nafaqo-darro ka dhalatay abaarta ugu geeriyootay Balli-mataan, Somaliland

Next Post

Kufsiga oo ku badanaya xeryaha lagu barakacay ee Muqdisho

Related Posts

blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka

May 16, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Adeegsiga AI oo beeraley Baydhabo ka caawiyay inay soo saaraan dakhli beddelay noloshooda

May 11, 2026
Next Post
RAG LOO SOO QABTAY KUFSI IYO GAWRAC

Kufsiga oo ku badanaya xeryaha lagu barakacay ee Muqdisho

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-MAY-2026

IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-MAY-2026
May 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-MAY-2026
May 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-MAY-2026
May 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo