Dad ku jiray xeryo barakaca oo Burco ku yaal oo dib ugu noqonaya miyigii
Burco oo ay ku yaalaan saddex xero oo ay ku jiraan dadkii ku soo xoolo belay abaartii, ayna ku sugnaayeen 11kii bilood ee la soo dhaafay ayaa bilaabay inay dib...
Read moreBurco oo ay ku yaalaan saddex xero oo ay ku jiraan dadkii ku soo xoolo belay abaartii, ayna ku sugnaayeen 11kii bilood ee la soo dhaafay ayaa bilaabay inay dib...
Read moreBeeraleyda ku dhaqan Tuulooyinka hoosyimaada Degmada Buur-hakaba ee Gobalka Bay ayaa sheegaya iney ka qalaleen Dalagii ay Beerteen Xiligi Roobaadkii Daytii Hada,kaas oo Buur-hakaba iyo Dhulka Miyiga ee Beeraleyda degan...
Read moreMaalin kasta qoysas hor leh oo ay abaarta 4 sano ka jirta degaanka Godob Jiiraan oo ka tirsan gobolka Nugaal ay soo cayrtaysay ayaa imanaya xero barakaca oo ku taal...
Read moreGobollada Galmudug oo saddex sano abaar ahaa, waxaa xiligii dayrta ay heleen roobab, inkastoo xoolihii dadka noloshoodu ku tirisanaayeen ay badi abaartii ku dhamaadeen. Haddaba waxaa maanta marti inoogu ah...
Read moreMaxamuud Timir ayaa u guuray dhulka buuralayda ah ee saaran xeebta gobolka Sanaag dhammaadkii bishii lasoo dhaafay ee Nofeember. Baabuur xoolaha u qaada oo uu siiyay 11 neef oo ari...
Read moreQoysas ka soo barakacay abaarta oo ku nool duleedka magaalada Hargeysa ayay toddobaadkii saddexaad haysataa hoy la’aan. Dadkan oo ay tiradooda gaarayso 100 qoys ayaa lagu khasbay inay aqalladooda furfurtaan,...
Read moreYuusuf Cismaan Cabdilaahi (Shaacir) waa abwaan, qoraa iyo suugaan dhaadhi ku nool magaalada Hargeysa oo arrimaha dhaqanka iyo suugaanta ku xeel dheer, waxaa uu caan ku yahay ka sheekaynta dhaqankii...
Read more270 qoys oo ka cararay colaado ka jira degmada Balcad ee Shabeellaha Dhexe ayaa gaaray tuulooyin iyo xeryo barakaca oo ku yaal Jowhar ee xarunta gobolka. Dadka ayaa sheegaya inay...
Read moreIisho Xaaji Siidow oo 9 sano jir ah, xanuun daran ayaa haya. Lugaheeda aad ayay u bararan yihiin. Waa la dabray si uu socodkeeda u xaddidnaado. Laakiin hadda derin dhex...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo