Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Beeraha Iyo Xoolaha

Xoolo-dhaqato u naq-raacday buuralayda Calmadow

Radio Ergo by Radio Ergo
December 19, 2017
in Beeraha Iyo Xoolaha, Wararkii u Danbeeyay
0
CEEL-BIYOOD LA DAYACTIRAY

Sawir/Keydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Maxamuud Timir ayaa u guuray dhulka buuralayda ah ee saaran xeebta gobolka Sanaag dhammaadkii bishii lasoo dhaafay ee Nofeember. Baabuur xoolaha u qaada oo uu siiyay 11 neef oo ari ah, ayuu ku raray qoyskiisa oo deganaa dooxada Goox-dheer oo hoos timaada deegaanka Ceel-afwayn. Dhulka uu hadda u guuray ayaa 113 km u jira halkii uu hore u deganaa .

Abaaro labadii sano ee la soo dhaafay ku soo noqnoqday deegaanka, roobkii deyrta oo baaqday iyo qiimaha biyaha oo kor u dhaafay $4 halkii fuusto, ayaa ku khasabtay qoysas ari dhaqato u badan oo gaaraya 1,500 inay u naq-raacaan buuraha Calmadow oo roobabkii dayrtu ay heleen. Guddoomiyaha gobolka Sanaag, Maxamuud Nuur Ciyoon ayaa sidaas u sheegay Raadiyo Ergo.

Maxamuud Timir oo dadkaas ka mid ah wuxuu abaarta ku waayay 391 neef ari ah iyo 10 geel ah. Deegaan qiyaastii 35 km galbeed ka xigta degmada Laasqoray ayuu hadda ku haystaa 80 neef oo ari ah iyo awrka keliya ee uga haray geeliisa.

Xeebta u dhexaysa Laasqoray iyo Ceelayo ee ay dadku u barakacayaan, waxaa helay roob aan badneyn bishii Oktoobar. Laakiin wuxuu hadda leeyahay biyo dur-dur ah oo ay si bilaash ah ku heli karaan iyo daaqsin.

Waxaa jira qoysas awoodi waayay inay u hayaamaan deegannadaas, waxayna ku hareen tuulooyinka markii xoolihii haray ay u socon waayeen.

Sucaad Axmed oo ah hooyada sagaal carruur ah, waxay 30 neef oo ari ah oo uga badbaadday abaarta ula barakacday deegaanka Xarko-dheere oo 50 km u jira degmada Badhan. Waxay sheegtay in ay hal waqti dab shitaan, ayna culays badan kala kulmaan helitaanka biyaha, maaddaama qiimahoodii oo deyrta ka hor ahaa $2 ay hadda ka saro kaceen.

War qoraal ah oo horraantii bishan ka soo baxay Puntland ayaa lagu muujiyay heerka ay gaarsiisan tahay abaarta ka jirta deegannadaas. Gobolka Sanaag ayay saamaynta ugu badan  abaartu ku reebtay sida ku xusan qoraalka. Deegaannada maamulka ayaanay dayrtu helin 70 boqolkiiba, halka inta soo hartayna uusan roobku si fiican u wada gaarin.

Waxaana  walaac laga muujiyay in xoolo-dhaqatadu ay ka soo kaban waayaan abaarta, maaddaama saddexda bil ee soo socota la galayo jilaal.

 

 

Previous Post

Ku soo dhowow xubinta qiimaha xoolaha

Next Post

ICRC: Sanado ayay ku qaadaneysaa xooola-dhaqatada Galmudug inay ka soo kabtaan abaarti

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo, dayac iyo faquuq ka saaray suuqa shaqada

October 6, 2026
Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari

October 1, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Adado mechanic gears up displaced youth for jobs in vehicle repair and solar tech
Wararkii u Danbeeyay

Dhalinyaro la baray xirfaddo ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda oo barakac ku ah Cadaado

September 24, 2026
Next Post
ABAARAHA KA JIRA GOBOLKA BARI OO KA SII DARAYA IYO CARRUUR U DHIMATAY NAFAQO DARO

ICRC: Sanado ayay ku qaadaneysaa xooola-dhaqatada Galmudug inay ka soo kabtaan abaarti

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-OCT-2026

IDAACADDA 08-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-OCT-2026
October 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-OCT-2026
October 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-OCT-2026
October 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-OCT-2026
October 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo