Maxkamadda gobolka Nugaal oo 20 sano ku xukuntay nin saddex gabdhood kufsaday
Photo | Sawir/kaydka/Ergo Maxkamada gobolka Nugaal ee Puntland ayaa xukun ku ridday 29 Sebteembar 2014 Maxamed Jiite oo saddex gabdhood kufsi iyo afduub u geystay lixdii bilood ee u dambeysey....
Read more








