Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xerada barakaca Jowle 2 ee Garowe oo ka cabanaya saxadda oo liidata

admin by admin
October 1, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBarakacayaasha ku nool kaamka Jowle 2 ee magaalada Garowe ayaa ka cabanaya musqulaha ay dadku wadaagaan ee kaamka ka dhisan oo qaab-dhismeedkoodu uu liito, taasoo sababtay inay dumaan qaarkood.

Musqulahan oo gaaraya ilaa 100 ayaa waxaa sanadkii hore dhisay hay`adda NRC, waxayna ka dhexeeyaan 500 oo qoys oo kaamkaas ku nool.

Xaawo Xumow Madoobe oo ah hooyo haysata afar icarruur ah, isla markaasna umul ahayd ayaa waxaa toddobaadkii hore la duntay musqul ay isticmaaleysay, muddo 20 daqiiqo ah markii ay ku jirtay godka ayaa waxaa soo badbaadiyay dadka deriska oo ka warhelay.

Xaawo oo Ergo la hadleysay ayaa sheegtay “Suuliga markii horeba waan ogeyn inuu jajabsanaa, odayaasha kaamka ayaa nooga digay inaan la gelin, laakiin waan iska isticmaaleynay oo meel kaloo aan aadno malaha, markaan rabo inaan kasoo baxo ayay ila go`day, sinta iyo dhabarka ayaa dhaawac iga soo gaaray hadda.” Ayay tiri Xaawo.

Cismaan Abuukar Sheekh oo horjooge u ah Kaamka isla markaasna ka mid ah ragga wax dhisa ee Garoowe, ayaa sheegay in sababta ay musquluhu u dumayaan ay tahay dhismahooda oo aan hagaagsaneyn.

“Musqulahan intaan la dhisin ayaan ka hadalnay in qaabka loo qorsheeyay aysan wanaagsaneyn, sababtoo ah shubkoodaba waa 4 senti,waxaa naloo sheegay in la hagaajin doono, laakiin waxba lagama qaban.” Ayuu yiri Cismaan.

Daahir Rooble oo ah odayga Xaawo, kana mid ah odayaasha kaamka ayaa ka codsanaya hay`adaha gargaarka inay ka caawiyaan dayactirka musqulahaas.

Barakacayaasha ayaa haatan bannaanka duurka ah iska fadhiista, qaarkoodna kaamamka kale ayay u doontaan musqul.

Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji/FM

Previous Post

Jadeeco ka dillaacday Xagar oo ay biyo-yaraanna ka jirto

Next Post

Maxkamadda gobolka Nugaal oo 20 sano ku xukuntay nin saddex gabdhood kufsaday

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Maxkamadda gobolka Nugaal oo 20 sano ku xukuntay nin saddex gabdhood kufsaday

Maxkamadda gobolka Nugaal oo 20 sano ku xukuntay nin saddex gabdhood kufsaday

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 05-JUN-2026

IDAACADDA 05-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 05-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-JUN-2026
June 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-JUN-2026
June 1, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo