Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Sheekada Dahabo Ahmed iyo qaxii dagaallada

admin by admin
September 24, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Haween iyo carruur barakac ah/Sawir/Keydka/Cabdulqaadir Cabdulle

Dahabo Axmed Carab oo ah hooyo leh 9 carruur ah oo ay aabbahood kala tageen, waxay ka mid ahayd qaxootiga Soomaaliyeed ee dagaalladii 90meeyadii u qaxay Kenya, sanadkii 1991dii ayay timid xerada Xagardheer, deegaanka Dhadhaab ee gobolka Waqooyi Bari Kenya oo ay ku nooleyd muddo 4 sano ah, kaddibna nolosha xerada ayay la qabsan weysay waxayna 1995tii kusoo laabatay magaalada Muqdisho, iyadoo aaminsan in dalkeeda uu u dhaamo.

Dahabo oo weli xusuusaneysa dhibkii qaxa kasoo gaaray ayaa Ergo u sheegtay, “Qaxii waxaa iga dhimnatay gabar carruurteyda ka mid ah, wiilna wuu waashay mushkiladaha colaadda darteed, waxaan badbaadinayay nolosha carruurteyda, sababtoo ah anigaa hooyo iyo aabbe u ah, sidaas baan ula soo qaxay Kenya, balse noloshu way adkeyd,” Ayay tiri Dahabo.

Dahabo markii ay Xamar timid waxay ku nooleyd tan iyo sanadkii 2011kii, waxay isaga dulqaadatay dagaalladii iyo colaadihii ka dhacay inta muddadaas lagu guda jiray, waxaana uga dhaawacantay gabar ka mid ah carruurteeda.

Sanadkii 2011kii ayay usoo guurtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud oo ammaankeedu uu dhaamay Muqdisho, waxayna u shaqeysataa haatan carruurteeda oo ay noloshooda dabartaa.

“Inaad intaasoo carruur ah keligaa noloshooda dabbarto ma ahan wax sahlan, balse dhibka waxaan la qabaa hooyooyinka Soomaaliyeed ee qaarna la furay, qaarna ay raggoodii ka geeriyoodeen, dagaalladii dalka ka dhacay baa dhibkaas noogu wacan”

“Nabaddu waa dahab, nolosheyda hadda aad bay u fiicantahay oo dalkeyga ayaan joogaa, waxaan u digayaa dadka doonaya inay dal shisheeye aadaan, dalkaaga wax kuu dhaama malaha. Waxaan dadka kula talinayaa inay naftooda u huraan nabadda.” ayay Dahabo tiri.

Maxamuud Cabdi Diirshe/FM

Previous Post

BEERALLEYDA JOWHAR OO U DIYAAR GAROOBAYA XILLIGA DEYRTA

Next Post

Qunsulka Soomaaliya ee Cadan oo sheegay in 700 qof oo qaxooti Soomaali ahi doonayaan inay dib ugu noqdaan wadankooda

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Qunsulka Soomaaliya ee Cadan oo sheegay in 700 qof oo qaxooti Soomaali ahi doonayaan inay dib ugu noqdaan wadankooda

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo