Kun iyo laba boqol oo qoys oo isugu jira dadkii ka soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya iyo kuwa ku barakacay gudaha dalka ayaa ka faa’idaystay burjukooyin casri ah oo dhuxusha tashiilaya. Barjukooyinka oo ay ku taargeertay Wasaaradda Deegaanka iyo Daxiiskaee Jubbaland ayaa looga golleeyahay in lagyu yareeyo jarista dhirta la dhuxuleeyo.
Burjikooyinkan cusub ayaa suurta galinaya in qoysku isticmaalo dhuxul ka yar middii ay sida maalin laha ah u isticmaali jireen.
Fadlan halkan hoose ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran.









