Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Cilmi-baaris lagu sharraxay habka uu u shaqeeyo suuqa Bakaaraha ee Muqdisho

Radio Ergo by Radio Ergo
May 2, 2019
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Cilmi-baaris lagu sharraxay habka uu u shaqeeyo suuqa Bakaaraha ee Muqdisho

Maxamed Mukhtaar oo sharraxaya cilmi-baarista suuqa Bakaaraha/Sawirka: Twitterka SIPAM

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Cilmi-baaris lagu sameeyay habka uu u shaqeeyo iyo duruufaha ku gadaaman suuqa Bakaaraha oo ah rugta ganacsi ee ugu weyn Soomaaliya ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho. Sida ay cilmi-baaristu sheegtay waxaa suuqa ku yaalla 7,000 oo dhisme oo ay ka howlgalaan 21,000 oo ganacsi oo kala duwan.

Waxaa laga hadlay xaaladda ay ganacsatu ku shaqeeyaan, qaabka canshuurta, adeegyada uu suuqu ku tiirsan yahay ee korontada iyo biyaha, arrimaha la xiriira waddooyinka dhex mara suuqa iyo caqabadaha lagala kulmo xilliyada ay gubashadu dhacdo.

Maxamed Mukhtaar Ibraahim oo ah madaxa Machadka SIPAM oo cilmi-baarista sameeyay, oo sidoo kale ah Wasiirkii hore batroolka iyo macdanta ee xukuumadda Soomaaliya ayaan ka wareysannay cilmi-baarista.

Wuxuu sheegay in cilmi-baarista noocaan oo kale ah ay gacan ka geysan karto qorshe sida uu xusay ay dowladdu waddo oo la xiriira isku furanka dhaqaalaha iyo ganacsiga ee dalalka gobolka.

Halkan hoose ka dhegeyso wareysi uu Maxamed Mukhtaar siiyay Raadiyo Ergo. Waxaa wareystay Cabdiraxmaan Taysiir.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/05/Wareysiga_SIPAM.mp3
Previous Post

Dhageyso barnaamijka Gobaad

Next Post

IDAACADDA MAANTA JIMCE 03-May-2019

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari

October 1, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Adado mechanic gears up displaced youth for jobs in vehicle repair and solar tech
Wararkii u Danbeeyay

Dhalinyaro la baray xirfaddo ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda oo barakac ku ah Cadaado

September 24, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA JIMCE 03-May-2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 04-OCT-2026

IDAACADDA 04-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 04-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo