Wasaarada Maaliyada Galmudug ayaa labadii bil ee ugu danbeysay wadday diiwan gelinta goobaha ganacsi ee ku yaalla magaalooyinka waaweyn, waxaana la diiwan geliyay 2,800 oo ganacsi oo ku yaala Galkacayo, Cadaado, Dhuusamareeb iyo Guriceel.
Warbixinta oo faahfaahsan waxaa soo diyaariyay weriyaha Raadiyo Ergo ee magaalada Guriceel Cabdirisaaq Xirsi Haajirow.










