Haween badan, oo raggii qabay ay ku dhinteen colaad muddo ka jirtay deegaanka Dhumay ee koonfurta Sool, ayaa saameyn iyo culeys dhinaca nolosha ah ay ku yeelatay maaddaamaa ay meesha ka baxday kaalintii aabayaasha.
Haddaba, warbixinta hoose ayaan ku eegeynaa dhibaatada colaaddu ay si gaar ah ugu geysatay dumarka ku nool Dhumay iyo carruurtooda.









