Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas xero dad soo barakacay oo gubatey oo hoy la’aana

Radio Ergo by Radio Ergo
October 15, 2018
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga, Wararkii u Danbeeyay
0
Dad abaarta ka soo barakacay oo shuban iyo hoy-la’aan ay ku haysato Kismaayo

Keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Xerada Naasa-Hablood Kow ee bariga Magaalada Hargeysa ayaa gubatey, iyadoo qoysaskii ku noolaa qaarkood ay hoy la’aan yihiin.

Qoysaskani waxey bahlah u yihiin dhibaatooyin kala duwan, sida qabowga habeenkii dhaca, kuleylka dharaartii, roobka iyo dabeysha.

Caawinada kaliya ee ay heleen, ayaa ah raashin 30kg ah, oo isugu jira Bur, Sonkor iyo Bariis, oo ay ku caawisey hey’adda Islamic Relief.

Lama ogga sababta dhalisay dabkan. Waxaa ku dhintay Ibraahim Maxamed, oo dadiisu aheyd 18 sano jir, wuxuu ahaa fasalka labaad ee dugsiga sare ee Gacan Libaax.

Afar qofood oo kale oo waayeela ayaa ku dhaawacmey. Waalidiinta wiilka dhintay ayaa waxaa lasoo darsay walwal aad u baaxad weyn.

Xamda Maxamuud Maxamed, oo ay walaalo ahaayeen wiilka dhintay, ayaa sheegtay in aabbaheed miyir doorsoomay markii uu arkay meydka wiilkiisa, haddana uu jiifo cisbitaalka weyn ee Hargeysa.

Hooyadeed ayaa sidoo kale waxaa ku soo booday xanuun markii ay aragtay maydka wiilkeeda, waxaa lagu hayaa guri ay leedahay walaasheed oo magaalada degan. Maydka wiilka oo tallaagad ku jira ayaa waxaa baaraya ciidanka booliiska.

Haweeya Haybe Jaamac oo 46 jir ah iyo sideed carruur ah oo ay dhashey, ayaa ka mid ah dadkaas, waxey sheegtay in xilligi dabku ka cayey xerada ay xanuun la jiiftay cisbitaalka guud ee Hargeysa.

Waxey sheegtay in salaadii subax ay kasoo baxday isbitaalka, si ay u ogaato nolosha carruurteeda, oo iyagoo hurda dabku qabsaday guriga.

Afar guri oo aqal Soomaali ah oo ay deganaayeen, iyada iyo saddex ka tirsan caruurteeda oo xaas ah, ayaa xeradan kaga gubtay.

In kasta oo aan haweenka dibadda laga soo weerarin, haddana qoysaskan ayaa ka cabsanaya xayawaanada iyo dhallinyarada dhaca geysata, maadaama ay meel magaalada ka baxsan ku taalo xeradani.

Shan boqol iyo lixdan qoys ayaa ku nool xeradan oo degan, ciidamada dab damiska ayaa sheegay inaan la garanayn sababta dabka dhalisay.

Dhanka kale, Sahra Cali Liibaan, waa konton jir  oo xeradan ayey in muda ah ku nooleyd, iyadoo kaliya ayaa banaanka u hoyata, waxay ii sheegtay in odeygeedii uu qaraabadiisa u tagay markii uu baaba’ay gurigii ay deganayeen.

Sahra waxay ii sheegtay in dhamaan agabkii guriga u yaalay uu gubtay oo ay hadda ka joogto caydh, waxay iiga warantay xaaladda ay hadda ku sugan tahay ee xerada ku haysata.

Dhammaan qoysaskan haatan walwalka uggu weyn waa sidii ay ku heli lahaayeen hoy ay ku noolaadaan, maadaama kuwoodii hore ay bas beeleen.

Previous Post

Beelo ku dirirsanaa gobolka Sool oo heshiis gaarey

Next Post

Tirada ardeyda naafada oo kusoo kordhaya iskuulada Dhadhaab

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka
Wararkii u Danbeeyay

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka

May 13, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Adeegsiga AI oo beeraley Baydhabo ka caawiyay inay soo saaraan dakhli beddelay noloshooda

May 11, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
Next Post
In ka badan 1,700 oo arday naafo ah oo wax ka barata iskuullada Dhadhaab

Tirada ardeyda naafada oo kusoo kordhaya iskuulada Dhadhaab

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo