Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ka barakacay Baardheere oo gaaray Ceelwaaq

Radio Ergo by Radio Ergo
August 3, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qoysas ka barakacay Baardheere oo gaaray Ceelwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | sawir/kaydka/Ergo
03 August, 2015 CEELWAAQ

Ugu yaraan afar boqol oo qoys oo ka barakacay degmada Baardheere ayaa ku biiray dadka deegaanadooda kasoo barakacay ee horey ugu noolaa xeryo ku yaal degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Dadkan oo u badan haween iyo carruur ayaa uga qaxay degmada Baardheere kahor inta aysan la wareegin ciidamada dowladda iyo kuwo Midowga Afrika cabsi ay ka qabeen dagaal deegaanka ka dhaca.

Qoysaskan ma aysan helin dib u dajin, gargaarka iyo hoy midna, sida ay sheegtay Roodo Aadan Cali oo iyada iyo sideed carruur ah ay dhashay ay kasoo qaxeen Baardheere. “Waxaan hoy noo ah geed hoostii, mana helno cunno xataa caano ilmaha la siiyo ma jiraan,” ayey tiri Roodo.  Toddobaad kahor Roodo waxey aheyd beeraley degan guri iyadu leedahay, maanta se hoy iyo cunto maalmeedka uma heli karto carruurteeda.

Hoy iyo cuntada la’aanta waxaa u wehliya qoysaska Ceelwaaq u barakacay cuduro ay ka mid yihiin shuban biyoodka oo soo ridanaya carruurta. Cudurrada ayaa ka dhashay isbadelka dhanka cimilada iyo cabitaanka ee ay la kulmayaan carruurta qoysaska soo barakacay. Aadan Maxamed Cabdulaahi wuxuu Raadiyoow Ergo u sheegay in qoysaska Baardheere ka yimid horey u cabi jireen biyaha webiga oo ka macaan kuwo Ceelwaaq oo aad dhanaan u ah.  Isbadelkaa dhanka biyaha ayuu u sababeeyay cudarrada ka jira xeryaha dadka barakacay ay ku nool yihiin oo aan laheyn xarumo caafimaad.

Shiine Maxamuud Nuur oo ka mid ah dadka deegaanadooda kasoo barakacay ee xeryaha horey ugu noolaa ayaa sheegay in afarta boqol ee qoyska ee Baardheere kasoo qaxay isugu jiraan beeraley, kuwo khudaar iibiyaha iyo kuwo biyaha dhaamin jiray. Shiine wuxuu sheegay in dadkaas aysan hadda shaqooyinkaas ka heli karin degmada Ceelwaaq, taas oo u nugleyneysa ku tiirsanaanta gargaarka.

Previous Post

BEERALLEY ISKA KAASHADAY KA HORTAGGA FATAHAADAHA WEBIGA SHABEELLE

Next Post

Beledwayne: 2700 qoys oo ka soo cararay colaado oo ku biiray barakacayaasha

Related Posts

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, hoy la’aan iyo dayac ku haysta Baladwayne qoys la barakiciyay

August 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

August 2, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Beledwayne: 2700 qoys oo ka soo cararay colaado oo ku biiray barakacayaasha

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-AUG-2026

IDAACADDA 25-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-AUG-2026
August 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-AUG-2026
August 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-AUG-2026
August 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-AUG-2026
August 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-AUG-2026
August 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo