Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beledwayne: 2700 qoys oo ka soo cararay colaado oo ku biiray barakacayaasha

Radio Ergo by Radio Ergo
August 12, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
12 August, 2015 BALEDWEYNE

Inta la xaqiijiyey 2700 oo qoys oo ka soo cararay colaado la sheegay in ay ka jiraan qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa ku biiray xeryaha dadka baracay ee magaalada Beledwayne.

Khadiijo Macallin Xuseen oo ah hooyo ka mid ah dadka soo barakacay, ayaa Radio Ergo u sheegtay inay ka soo barakacday deegaanka Ceel-dheer oo 60 KM galbeed ka xiga magaalada Beledwayne,  “Waxaa nahay 45 qoys oo ka soo qaxay Ceel-dheer kadib markii  dagaal uu ka dhacay deegaanka oo u  dhaxeeyay ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab isla markaana la gubay 15 guri dadna lagu laayey tuulada ayaan ku qasbanaannay in aan ka soo baxsanno inta xaalku nagu xumaan, waan soo lugeynay oo dadkii socodka awoodi waayay  waddada ayaan uga soo tagnay maaddaama baabuur uusan soo galayn meelaha dagaalladu ay ka socdaan.’’ Ayay tiri.

Sidoo kale Aadan Macallin  Madeer oo ah aabbe leh 6 carruur ah kana soo barakacay tuulada- Buq-aqable oo Beledwayne ka xigta galbeed, ayaa sheegay in xoolihi iyo guryihii ay uga soo carareen colaadaha haddana ay ku biireen dadka barakacay ee ku jira xeyaha Buunda-wayne iyo Hawlwdaag ee magaalada Beledwayne, ayna meesha ku haysto duruufo nololeed sida cunno la’aan iyo hoy la’aan balse halkan ay u yimaadeen inay helaan nabadgalyo.

Cabdi Cabdulle Waasuge oo ka mid ah odayaasha deegaanka dadkan soo barakacyna soo dhowaynayey ayaa Ergo u sheegay in dadkan ay ka soo kala qaxeen degaannada kala ah Ceel-dheer, Buq-aqable, Caad-xoog, Ceel-Cali, Buq-koosaar iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Hiiraan, wuxuuna intaa ku daray in dadkan ay u baahan yihiin caawimaad maaddaama noolashoodu ay ku tiirsanayd xoolo iyo beero , isagoo ganacsatada ugu baaqay inay caawiyaan qoysaskan.

Guddoomiyaha degmada Beledwayne Maxamed Macallin Qalaafow ayaa xaqiijiyey in 2700 oo qoys ay soo gaareen Beledweyne walina ay kuwo kale soo socdaan, kuwaasoo ka soo baxsanaya dagaallada ka soo cusboonaaday degaannadooda, waxayna u baahan yihiin caawimaad deg deg ah gaar ahaan cunto, hoy iyo daawo.

Mohamed Osmaan Makaran/FO

Previous Post

Qoysas ka barakacay Baardheere oo gaaray Ceelwaaq

Next Post

Qaxootigii Yemen ka yimid oo fursado shaqo ka helaya Boosaaso

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Returnees from Yemen bring new energy to Bosasso

Qaxootigii Yemen ka yimid oo fursado shaqo ka helaya Boosaaso

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-SEP-2026

IDAACADDA 22-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-SEP-2026
September 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo