Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Beeraha Iyo Xoolaha

BEERALLEY ISKA KAASHADAY KA HORTAGGA FATAHAADAHA WEBIGA SHABEELLE

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
July 29, 2015
in Beeraha Iyo Xoolaha
0
BEERALLEY ISKA KAASHADAY KA HORTAGGA FATAHAADAHA WEBIGA SHABEELLE
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Beeralleyda ku nool tuulooyinka Congo, Garaash, Bayaxaw iyo Daanyeerrey oo ku teedsan dhanka koofureed ee webiga Shabeelle, kana tirsan magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa iskaashi ay sameeyeen ku guuleystay xiridda meelaha laga cabsi qabo inuu ka fataho webiga Shabeelle.

Beeralleydan ayaa iska ururiyay lacag ay ku kireysteen gawaarida baaldoosarrada ah oo  ka caawinaya  xiridda meelaha webigu uu ka fataho marka uu buuxdhaafo. Axmed Tifow Hilowle oo ah guddoomiyaha tuulada Congo ayaa Ergo uga warramay waxa ku kallifay inay iskood isku xilqaamaan.

“Markaan aragnay dhibaatada ay nagu heyso fatahaadaha webiga, ayaan go`aansannay inaan annaga iska xirno oo aan carro-tuur sameyno. Muddo 10 sano ah waxba lagama goosan tuulooyinkan. Mar wlaboo webigu uu fataho illaa 1000 hiktar oo beero ah ayuu saameeyaa.” Ayuu yiri Axmed.

Beeralleydan ayaa rajeynaya in muddo labo sano ah ay ka nabad galaan fatahaadda webiga, sida uu sheegay Axmed Tifow, waxayna haatan  ku hanweynyihiin inay dib u tacbadaan beerahooda.

Muumino Aadan oo ka mid ah beeralleyda tuulada Congo oo aan muddo 5 sano ah tacban beerteeda oo 5hiktar ah ayaa haatan wax cabsi ah ka qabin inay tacbato beerteeda.

“Beerteyda waxaa iiga bixi jiray sisin, digir, galley iyo liin dhanaan. Mar walboo webigu uu fataho dalagyada ayay iga goyn jireen. Laakiin hadda waxaan ku dhiirranayaa inaan dib u tacbado.” Ayay tiri Muumino.

Maryan Sheekh Cabdi/FM

Previous Post

QIIMAHA KHUDAARTA OO SARE U KACAY

Next Post

Qoysas ka barakacay Baardheere oo gaaray Ceelwaaq

Related Posts

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud
Beeraha Iyo Xoolaha

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud

August 21, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Reer-guuraa Galgaduud oo ka cabanaya cudur ka dilaya xoolaha oo il-dhaqaale u ah

August 14, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Somalia news, Latest news, Drought, Somali news, Mogadishu live news
Beeraha Iyo Xoolaha

Xoolo-dhaqato ku wajahaya Somaliland cunno xumo, go’doon iyo roob la’aan

August 7, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Qoysas ka barakacay Baardheere oo gaaray Ceelwaaq

Qoysas ka barakacay Baardheere oo gaaray Ceelwaaq

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-SEP-202

IDAACADDA 08-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo