Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Beeraha Iyo Xoolaha

QIIMAHA KHUDAARTA OO SARE U KACAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
July 29, 2015
in Beeraha Iyo Xoolaha
0
Qoryooley: Beero 40 hektar ah oo ku baaba’ay fatahaad

Photo | Sawirka/Keyd/Maryan Sheekh Cabdi/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qiimaha qudaarta ayaa sare uga kacay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii fatahaado ay gooyeen beerihii khudaarta, sida ay Ergo u sheegtay Madiino Iimaan oo ah beeralley kana ganacsata khudaarta. Faadumo Macallin Abuukar oo ka tirsan raadiyaha Ergo oo wareysi la yeelatay Madiina ayaa ugu horreyn waydiisey inay sharraxdo qaabka ay fatahaaddu u saameysay beeraha khudaarta.

Madiina:  Khudaartii aan fileynay inay inoo soo go`do bishii June, waxaa gooyay fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle. Bisha Ramadaan oo ganacsigeennu uu aad u fiican yahay, sanadkan waxba kama faa`iidin, oo annaga ayaaba khudaarta nalooga keenaa gobollada kale.

Bilihi March iyo April in uu ku fatahay Webiga taas keentay in khudaarta Jowhar looga keeno deegaano kale, Madiina: Waxaan lahaaa laba beerood mid ka mdi ah ayaa waxaa fadhiya biyo kadib markii u ku fatahay Webiga muddo laga joogo 5 bilood ka hor intii uusan di’in roobkii gu’ga xilligaas oo aan u diyaargarabeynay gooshada dallagga.

Ergo: Haddii roobabkii guga kahor ay fatahaaddu ahayd, maxaa sababay inuu webigu fataho?

Madiina: Biyo uu webigu ka keenay gobollada kale ayaa sababay inuu butaaco, sida deegaanka Qallaafe oo Itoobiya ah iyo Hiiraan.

Ergo: Adiga beertaadu waa imisa Hiktar, sideyse u saameysay fatahaadda?

Madiina: Beerteyda waa 2 hiktar, waxaa iiga bixi jiray khudaarta noocyadeeda kala duwan, fasalkan waxba kama goosan oo biyo ayaa dhex fadhiya. Waad dareemi kartaa, waxaan ahaa qof ka ganacsada waxa beerteeda kasoo go`a, laakiin hadda waxaa khudaarta ay nooga timaaddaa gobollo ay ka mid yihiin Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose.

Ergo: Sare u kaca ku yimid khudaarta, heerkuu gaarsiisan yahay?

Madiina: Khudaartu wax walba laba laab ka badan ayay qaaloobeen, kiilada Basbaaska waxaa la gadaa 40,000 shilin Soomaali ah, halka markii hore oo laga soo guri jiray beeraha Jowhar la iibin jiray 3000 shilin Soomaali ah, yaanyada tanaggii waxaa la iibin jiray 30,000-40,000, laakiin hadda waa 120,000 shilin Soomaali, dadka qaar dhib bay ku tahay khudaarta qaaliga ah, maalmaha qaarkood wax nalagama gato  sidaas ayaan carruurta biilkooda ku soo saaraa muddo 5 bilood ah.

Ergo: Dhammaan beeraha khudaarta ee Jowhar miyay sidaas u saameeyeen fatahaaduhu?

Madiina: Haa, sababtoo ah beeraha khudaarta waxay ku yaallaan wabiga jiinkiisa.
Ergo:  Ma jirto miyaa qaab looga hortagi karo inta uusan wabigu fatihin?

Madiina : Lagama hortagi karo oo Qallaafe oo Itoobiya ah iyo Hiiraan ayuu ka keenaa biyaha, ma ogaan kartid, waana la isku dayay dhowr jeer laakiin laguma guuleysan, wuuna xoog badan yahay markaas oo kale.
Ergo: Goormee laga yabaa in aad dib u tacbataan beeraha khudaarta?

Madiino: Bishan ayaa filaynaa in aan beeranno khudaarta oo aan beeraha ka saarno biyaha.

Previous Post

Dadka soo barakacay oo ka maarmaya gargaarka

Next Post

BEERALLEY ISKA KAASHADAY KA HORTAGGA FATAHAADAHA WEBIGA SHABEELLE

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Ceelal qalalay oo biyo la’aan dhigay qoysas ku nool gobolka Sool

April 3, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas ku nool Galgaduud oo cunno xumo uga baxay adeegsiga mooto Faykoonta

April 2, 2026
Reer-guuraaga Sanaag oo wajahaya cudurro uga dhacay xoolaha iyo cunno xumo
Beeraha Iyo Xoolaha

Reer-guuraaga Sanaag oo wajahaya cudurro uga dhacay xoolaha iyo cunno xumo

February 17, 2026
Pastoralists with nothing left descend on Lasanod town and surroundings in Sool
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas ka fursan waayay xaaladda barakaca oo Laascaanood ku wajahaya nolol xumo

February 10, 2026
Dagaalka iyo abaarta ka jira Puntland quus geliyay qoysaska barakaca ah
Beeraha Iyo Xoolaha

Dagaalka iyo abaarta ka jira Puntland quus geliyay qoysaska barakaca ah

February 3, 2026
Mudug: Xoolo-dhaqato hore oo nolol xumo kaga baxay tacabka dhulka oo ay ku dhiiradeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Mudug: Xoolo-dhaqato hore oo nolol xumo kaga baxay tacabka dhulka oo ay ku dhiiradeen

January 28, 2026
Next Post
BEERALLEY ISKA KAASHADAY KA HORTAGGA FATAHAADAHA WEBIGA SHABEELLE

BEERALLEY ISKA KAASHADAY KA HORTAGGA FATAHAADAHA WEBIGA SHABEELLE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-APR-2026

IDAACADDA 15-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-APR-2026
April 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-APR-2026
April 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo