Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Biyo la’aan daran oo ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Gedo

Radio Ergo by Radio Ergo
March 13, 2015
in Wararkii u Danbeeyay
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Dadka ku dhaqan deegaano ka tirsan Gobolka Gedo ayaa xilligan waxaa soo wajahay biyo la,aan, deegaanada ugu daran ee hadda dhibaatadu ka jirto ayaa ah Faafax dhuun, Geriley, Takar ,Cawsquran, Daarasalaam iyo Caasha cad.

Siraaje Cali oo ka mid ah waxgaradka Faafaxdhuun oo Baardheere ka xigta dhinaca koonfur bari, una jirta 84km ayaa Ergo u sheegay inay gureen warihii oo ahaa isha ay dadku biyaha ka heli jireen, haddana ay dadku ka helaan biyaha laba berkadood oo xogaa ku hareen ayse yihiin qaali oo foostadii lakala siisanayo 200 oo kun una dhiganta lacag $5.
Siraaji ayaa intaas ku daray in bulshada xoolo dhaqatada ahayd ay u hayaameen dhinaca goboladda Jubooyinka iyo deegaanadda webiga Jubba ka maro gobolka Gedo si ay biyo uga helaan.
Xaliimo Sheikh Cabdi oo ka mid ah haweenka deegaanka Geriley ayaa Ergo u sheegtay in degaankaasi aysan hadda lahayn wax biyo ah, booyado ganacsina looga soo dhaamiyo demgadda Wajeer oo Kenya ah, una jirta Gerilay 120km ayaa laga keenaa biyo qiimahoodu qaali yahay, iyadoo foostadina la iibiyo lacag ku dhow $6, mana iibsan karaan dadku, biyaha la helana waxaa lagu isticmaalaa keliya in wax lagu karsado lana cabo.
Sanadkasta marka la gaaro xilligaan jiilaalka ah ayaa deeganadaan hadda biyo la’aantu ka jirtaa noqdaan kuwo qalalan oo dadka iyo duuyaduba haraadaan, mana lahan degaanadani ceelal iyo ilo kale oo biyo laga helo.
Previous Post

Fursado waxbarasho oo heleen dadka la hayb sooco iyo qoysaska danyarta ah ee Muqdisho

Next Post

Dhibaatooyinkay qabaan haweenka biyaha dusha ku dhaamiya ee ku sugan Muqdisho

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post
Dhibaatooyinkay qabaan haweenka biyaha dusha ku dhaamiya ee ku sugan Muqdisho

Dhibaatooyinkay qabaan haweenka biyaha dusha ku dhaamiya ee ku sugan Muqdisho

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-SEP-202

IDAACADDA 09-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo