Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Reer guuraaga oo ka cabanaya dhulka la xirmeysto

Radio Ergo by Radio Ergo
January 5, 2015
in Wararkii u Danbeeyay
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/dhul-daaqsimeed /Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji/Ergo

Dadka reer guuraaga ah ee ku nool tuulada Shimbiraaleey oo 70 km dhanka waqooyi-bari ka xigta magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa ka cabanaya dad ay sheegeen inay ootaan dhul-daaqsimeedka oo caqabad ku ah xoolo dhaqatada.

Saleebaan Cumar Salaad oo ka tirsan dadka deegaanka Shimbiraaleey ayaa Raadiyaha Ergo u sheegay inay jiraan dad ka yimid magaalooyinka oo 5km oo walba ka ka samaysta xirmo gaar ahaan dhulka xoolohu daaqaan oo cowska leh oo keenta in la waayo meel ay xooluhu u daaq tagaan.

“ Dhul daaqsimeedki waa la ootay oo dad baa xirtay xooluhu malahan meel ay noo daaqaan waxaana arrintan  sameeynaya  niman ka yimid magaalooyinka oo doonaya inay ka dhigtaan ganacsi oo qaarkood ay iibsandaan cowska iyo dhirta ka soo baxda dhulka ay ooteen oo baaxadiisu ballaaran tahay ahna goobabaha xooluhu  daaqa u raadsadaan.

Xirsi Cismaan Yuusuf oo ka mid ah odayaasha deegaanka ayaa sheegay in xirmaysiga dhulka ay khatar ku tahay nabdad kuwada noolaanshaha dadka, asagoo welwel ka muujiyey in arrintaan ay ka dhalato dhibaato dagaal, anaga waxaan ka so horjeednaa in u uyimaado isku dhac waayo dadka falkan samaynaya waa kuwa hubaysan, dadka reer guuraaga ah oo ka cararaya in dhibaato dhacdo ayaa ka walaacsan sida ay ka yeeli karan tallaabooyinkan lidiga ku ah nolashooda, ninka xoolo dhaqatada ah ee la oo tay meeshii geelu u daaqayey wax walba ayaa ka suurooba balse waxaan ku dedaalaynaa inaysan dhicin wax dhibaato ah.

Saleebaan Cumar ayaa ugu baaqay maamulka Puntland, Odayaasha, laamamaha aminiga iyo qaybaha bulshada inay arrintan wax ka qabtaan haddii kale waxay sababi kartaa tallaabooyin khaldan oo dhexmara  reer guuraaga iyo dadka xirmaysanaya dhul daaqsimeedka.

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Ciise Maxmed ayaa Ergo u sheegay in dhawr jeer ooh ore ay burburiyeen dhul la ootay ayna siyaasad ka leeyhiin arrintan oo marnaba aysan raali ka hayn tallaabooyinka.

Xirmeysiga dhulka sharci darrada ah oo ayaa ku sii fidiya duuxada Nugaal oo haatan gaaray dhulka miyiga ee magaalooyinka ka fog dhawr jeer oo hore ayaa la sheegay inay ka dhasheen isku dhacayo dhexmaray reer guuraaga iyo dadka xirmaysanaya dhulka.

Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji/FO

Previous Post

WALAAC LAGA MUUJIYAY WAXBARASHO LA`AANTA MAGAALADA XUDUR

Next Post

BEERALLEY BARAKACAYAAL AH OO LOO TABABARAY DIB UGU LAABASHADA BEERAHOODA

Related Posts

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
Haweenay qurbojoog ah oo shaqo iyo xirfad u abuurtay xoolo-dhaqatada Soomaaliland
Beeraha Iyo Xoolaha

Haweenay qurbojoog ah oo shaqo iyo xirfad u abuurtay xoolo-dhaqatada Soomaaliland

June 16, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
Next Post
BEERALLEY BARAKACAYAAL AH OO LOO TABABARAY DIB UGU LAABASHADA BEERAHOODA

BEERALLEY BARAKACAYAAL AH OO LOO TABABARAY DIB UGU LAABASHADA BEERAHOODA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-JUN-2026

IDAACADDA 20-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JUN-2026
June 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-JUN-2026
June 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JUN-2026
June 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JUN-2026
June 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo