Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo sheegtay inay abuurayso 50 kun oo shaqo

admin by admin
November 12, 2014
in Arrimaha Bulshada
0
Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo sheegtay inay abuurayso 50 kun oo shaqo

Photo | Sawir/kaydka/Cumar/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya ayaa sheegtay inay wado qorshe ay shaqo ugu abuurayso dhalinyaro ka badan 50 kun, si ay fursad ugu noqoto, abuurista nolosha mustaqbalkooda iyo joojinta ku lug lahaanshaha arrimo ay ka mid yihiin tahriibku.

Wasiirka wasaaradda Qaalid Cumar Cali ayaa sheegay in hadda ay wadaan wacyigalino, ku aadan joojinta tahriibka iyo sidii dhalinta tahriibka ku fekerta xirfado shaqo oo ay meel isaga soo saaraan logu abuurilahaa.

Dhalinyarada wax baratay ee kunool magaalada Muqdisho inta badan waxaa xiligaan haysta shaqa la,aan baahsan midaas oo niyad jab ku beertay dhalinyarada, keentayna inay door bidaan tahriib siduu Ergo u sheegay Cabdiqani Cabdulaahi oo ka mid ah dhalinyarada dhamaysatay jamacadaha Muqdisho haddana aan hayn wax shaqo ah.

Xirfadaha ugu badan ee ay u abuurayaan ayaa wasiirku sheegay inay yihiin sidii loo bari lahaa xirfado ay dhalinyaradu ku shaqayn lahaayeen oo ay ka mid yihiin, farsamooyinka guryaha, kalluumaysiga, beeraha, xoolaha, farshaxanka, korantadda, makaanikada iyo arrimaha kale ee xafiisyadda dawladda oo baahi badan oo shaqaale ka jirto.

Cabdiqani ayaa sheegay in sanadkastaa ay qalin jebiyaan boqolaal dhalinyaro ahi, fursadaha ay haystaanna yar yihiin, qaar ganacsi ayey galaan, kuwo kalena shirkadaha gaarka loo leeyahay ayey u hawl galaan, iyadoon wax shaqo abuur ahi wakhtigaan ka jirin Sooomaaliya.

Wasaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha ayaa sheegtay inay ku dhawaaqayaan bisha Janaayo ee sanadka danbe mashruucaan, ayna hadda isla dejiyeen dhamaan wasaraadihii iyo hay’adihii ka qayb qaadan lahaa,.

Previous Post

Ximan iyo Xeeb oo tayeynaysa adeegga caafimaadka

Next Post

DAAWEYNTA XOOLAHA OO KA SOCOTA DEEGAANNADA KOOFURTA MUDUG

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
DAAWEYNTA XOOLAHA OO KA SOCOTA DEEGAANNADA KOOFURTA MUDUG

DAAWEYNTA XOOLAHA OO KA SOCOTA DEEGAANNADA KOOFURTA MUDUG

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo