Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Ximan iyo Xeeb oo tayeynaysa adeegga caafimaadka

Radio Ergo by Radio Ergo
November 11, 2014
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/Maxamud Cabdi Diirshe/Ergo

Wasaaradda arrimaha bulshada ee maamulka Ximan iyo Xeeb oo waxaada caafimaadka ay hoostagto  ayaa sheegtay inay bilowday qorshe ay ku doonayso inay ku tayeyso adeegga caafimaadka ee ka jira deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaas, gaar ahaan kuwa gaarka loo leeyahay.

Wasiirka arrimaha Bulshada ee maamulka Ximan iyo Xeeb Cumar Maxamed Diiriye ayaa sheegay in bulshadu dhibaato ku qabto hawl wadeeno caafimaad oo aan lahayn aqoon kuwasoo daaweyn ay sameeyeen ay dad dhibaato u geysatay, talaabadan ayaa ku aadan la socoshada adeegyada caafimaadka ee deegaanka ka jira oo ay ugu horayso sidi loola socon lahaa aqoonta saxda ah ee ay sheeganayaan dhaqaatiirta caafimaadka ee ka hawlagala goobaha gaarka loo leeyahay iyo dawooyinka ay u qoraan bukaanada.

Wuxuu intaa ku daray in dhammaan goobaha caafimaad iyo dadka ka hawla loo samnaynayo waraaqo  aqoonsi marka la hubiyo warqadaha tacliinta ah ee ay wataan si looga hortago waxyeelada dawaaooyinka dhacay iyo kuwa sida khaldan u siin karaan bukaanadda, goobaha hadda la beegsanayo ayaa waxaa ka mid ah farmashiyaasha iyo bukaan socod eegtada.

Cabdullaahi Cali Waate oo ah qof dhibaato ka soo gaartay daawo si khaldan loo siiyey ayaa Raadiyaha Ergo u sheegay “waxaa igu dhacay kor cun cun dhaqtar baan u tagay wuxuuna ii sheegay inuu i hayo xanuunka alarjiga loo yaqaan wuxuuna isiiyey kiniin,  markii aan iticmaalay waxaan ka qaaday xanuun kale oo ah in aan bararo, muddo dheer ayeyna qaadatay in la iga daweeyo xanuunka ay sababtay daawada aan isticmaalay.”

Sheekh Maxamed Guuleed Kaynaan oo ka mid ah culimada deegaanka ayaa Ergo u sheegay in dhaqaatiirta qaarkood ay bukaanka ku sheegeen xanuun uusan qabin, sida walaashay oo kale buro ayaa ka soo baxday ilmo galeenka xanuun badan bay ku haysay, dhaqtar jooga magaalada Cadaado baan u geeyey daawo ayuu siiyey waxba uma tarin, mar 2-aad ayaan dhaqatar u geynay waxaana sheegay ilmo dhintay uu ku jiro calosheeda, mar 3-aad dhaqatar xamar ah ayaa la geeyey wuxuu ku sheegay buro inay ku taalo wuuna qalay wayna fiicnaatay, marka maamulku waa in u wax ka qabtaa dadkan sheeganaya aqoonta caafimaad hadana aan wax garanayn ee shacabka dhibaatayna ayuu yiri.

Mahan gabadhan oo kaliy awaxaa jira dad badan oo dhibaato kala kulma dawooyinka iyo aqoonta liidatada ee dhaqaatiirta qaar ayuu ku daray hadalkiisa.

Maxamuud Cabdi Diirshe/FO

Previous Post

XIMAN IYO XEEB OO TAYEYNAYSA ADEEGGA CAAFIMAADKA

Next Post

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo sheegtay inay abuurayso 50 kun oo shaqo

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo sheegtay inay abuurayso 50 kun oo shaqo

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo sheegtay inay abuurayso 50 kun oo shaqo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo