Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

DAAWEYNTA XOOLAHA OO KA SOCOTA DEEGAANNADA KOOFURTA MUDUG

admin by admin
November 12, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
DAAWEYNTA XOOLAHA OO KA SOCOTA DEEGAANNADA KOOFURTA MUDUG
1
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Ilaa 500,000 oo xoolo isugu jira geela, lo`da iyo ariga ayaa koofurta deegaannada Mudug looga daweeynayaa cudurrada xoolaha sida, gooryaanka, shilinta, cudurrada ku dhaca maqaarka xoolaha iyo dhammaan cayayaanka xoolaha cuna.

Ilaa 30 shaqaale oo u tababaran daaweynta xoolaha ayaa fulinaya ololahan oo hadda socday muddo laba toddobaad ah, isla markaana socon doona muddo 45 beri ah.

Daahir Wehliye Aadan oo ku sugan deegaanka Qaranroow oo ka tirsan degmada Hobyo, oo ka mid ahaa dadkii loo daweeyay xoolahooda ayaa sheegay in baahi ay u qabeen daaweynta, “Markii hore aqoon uma lahayn cudurrada ku dhaca xoolaheenna, wayna iska dhiman jireen, sida aniga oo kale ari badan ayaa iga le`day, laakiin hadda intii xanuunsaneydba waa la ii daweeyay wayna ii fiican yihiin.” Ayuu yiri Daahir.

Biyood Faarax Guutaale oo iyadana loo tallaalay tiro ari ah ayaa aad usoo dhoweysay daawyentaas, waxayna sheegtay in xoolahooda abaaraha jira darteed iyo biyo la`aan deegaanka ka jirta  ay ku dhaceen cudurro, balse ay haatan aad ugu farxeen daaweyntaas.

Cali Xirsi Cawaale oo kamid ah dhaqaatiira ku howlan daweynta xoolaha ayaa sheegay in shilinta uu yahay cudurka ugu daran ee haatan ay ku arkeen xoolaha, taasoo dishay xoolo badan, dadka reer miyigana aysan aqoonin sida loola tacaalo.

Wasaaradda xannaanada xoolaha iyo daaqa Galmudug iyo hay’adda ICRC oo iskaashanaya ayaana fulinaya ololahan oo ah markii ugu horreysay ee laga fuliyo deegaannadaas, sida ay sheegeen maamulka Galmudug.

Axmed Shariif Cumar Maxamuud oo ah wasiirka caafimaadka Galmudug oo wasaaradda xannaanada xoolaha Galmudug ay u wakiilatay fulinta mashruucan ayaa sheegay inay tiigsanayaan dhammaan deegaannada koofurta Mudug, balse wuxuu caqabad ka muujiyay in daawada aysan ku filneyn dhammaan xoolaha.

“Maaddaama xooluhu ay yihiin isha koowaad ee dadka reer miyiga ah, waxaa muhiim ah inay xoolahooda u helaan daaweyn, sidaa daraaddeed waxaan ka codsaneynaa hay`adaha arrimaha xoolaha inay nagula soo biiraan howshaan, si aan u joogteyno.” Ayuu yiri.

Maxamed Saciid Soomaali/FM

Previous Post

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo sheegtay inay abuurayso 50 kun oo shaqo

Next Post

Hooyo curyaan ah oo ka xoogsata jayga guryaha lagu dhiso

Related Posts

blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Roob la’aan sababtay dhaqaale xumo iyo dayn la’aan nolol xumo biday reer miyiga Galgaduud

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 21, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

April 16, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
Next Post
Hooyo curyaan ah oo ka xoogsata jayga guryaha lagu dhiso

Hooyo curyaan ah oo ka xoogsata jayga guryaha lagu dhiso

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo