Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Boqolaal qoys oo ku barakacay daad ka dhacay Baardheere

Radio Ergo by Radio Ergo
November 21, 2014
in Wararkii u Danbeeyay
0
Qiimaha raashiinka oo sare uga kacay Baardheere waddooyinka oo go`an darteed
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankRoobab mahiigaan ah oo ka da’yey in ka badan 10 saacadood deegaanka ku xeeran Baardheere ayaa keenay in toga dhex mara magaladda ee ku dara biyaha webiga uu ku fatahay saddex xaafadood oo ka tirsan Baardheere.

Cabdilaahi Maxamed Xuseen oo ka mid ah odayaasha Baardheere ayaa Ergo u sheegay in daadkaan oo kale ay ugu danbaysay xilligii Elnino dhacday ee 1997, wuxuuna u sababeeyey roobabkii da’ay oo fara badan, toga magalada dhex marra, xilligii dawladii Dhexe waa laga shaqayn jiray, oo cagaf ayaa la gelin jiray marka roobka soo dhow yahay si looga gaashaanto daad, haddase dadkii qashin ayey ku shubaan, geedka cali garoobka ayaa ka baxay, qaar dhismayaal ayey ka dhex dhisteen, sidaas ayaana keentay in toggu qaadi waayo biyaha soo maraya, uuna ku shubay saddex xaafadood oo magaladda ah kalana ah, xaafadda Buulo Kurmaan, Bulo Kulow iyo xafadda Marwa  oo dhamaan ku yaal dhinaca bari ee Baardheere.

Cali Maxamuud Cali odayaasha deegaanka, ayaa Ergo u sheegay in ilaa 500 oo guri ayaa dadkii ka baxeen oo biyihu dhex jiifaan, dad gaaraya ilaa 2500 oo qoys ayaana guryahoodii ka barakacay, wuxuuna ku soo aaday fatahaadu xilli ay nolosha dadka Baardheere ku nool ay ku adagtahay noloshu, ma jiraan wax gargaar ah oo yimaadda degmadda, wuxuuna codsaday in cid kastoo awooda ay wax u qabato sidii dib dhis loogu samayn lahaa musqulaha oo badi ku dumay roobkii xalay da’ay.

Xabiibo Muxumad Ciise waa haweenay hooyo ah oo 50 jir, waxay haysata lix carruur ah, waxaa dumiyey roobkii gurigeeda, iyadoo weriyaha Ergo ee Baardhere la hadlaysa ayey sheegtay “waxaa iga dumay gurigii, musqushii, waxaanan carruurtii ula cararay qoys aan nahay.”

Weriyaha Ergo ee Baardheere oo ka mid ah dadka daadku saameyey ayaa sheegay in musqulihii ay ka dumeen gurigiisiina ay biyo dhex ceegaagaan, reerkiisiina hadda ay dulsaar ku yihiin qoys qaraabo ah.

oqolaal qoys ayaa jira oo iyagu aan cidna ku barakicin degeyso dhul cidla ah oo taag ah lana yiraahdo Sarinley oo 4km ka xigta Baardheere dhinaca waqooyi, oo ay h adda ku haystaan dhibaatooyin ay ugu horayso hoy la’aani.

Axmed Cumar Saalixi

Previous Post

Roobab mahiigaan ah oo Muqdisho ka da’aya iyo guryo ay ka dumiyeen barakacayaasha

Next Post

100 ka mid ah maxaabiista Boosaaso ku xiran oo helay tababar xirfado

Related Posts

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada

June 5, 2026
blank
Caafimaadka

Cudurka Sonkorowga oo saamayn nolol xumo ku haya qoysas danyar ah oo ku nool Gabiley

June 4, 2026
Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 2, 2026
Mudug: Rag wadaaga fursadaha shaqo ee laga heli karo oo nolosha qoysaskooda ku filnaaday
Wararkii u Danbeeyay

Mudug: Rag wadaaga fursadaha shaqo ee laga heli karo oo nolosha qoysaskooda ku filnaaday

May 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Next Post
100 ka mid ah maxaabiista Boosaaso ku xiran oo helay tababar xirfado

100 ka mid ah maxaabiista Boosaaso ku xiran oo helay tababar xirfado

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 05-JUN-2026

IDAACADDA 05-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 05-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-JUN-2026
June 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-JUN-2026
June 1, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo