Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

100 ka mid ah maxaabiista Boosaaso ku xiran oo helay tababar xirfado

admin by admin
November 21, 2014
in Arrimaha Bulshada
0
100 ka mid ah maxaabiista Boosaaso ku xiran oo helay tababar xirfado

File Photo/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qaar ka mid ah maxaabiista ku jira xabsiga dhexe ee magaalada Boosaaso kuna eedeysan danbiyada fudud ayaa loo bilaabay waxbarasho bilaasha ah oo ay ku baranayaan farasamada gacanta.

Taliyaha Xabsiga Shire Maxamed Jaamac oo la hadlay Raadiyaha Ergo ayaa sheegay in 100 ka mid ah maxaabiista ku eedeysan dabiyada yar yar iyo kuwa dhaqan celinta ah oo 3 ka mid ah dumar yihiin loogu talagalay barnaamijkan, kuwaas  oo la barayo habka tacabshada beerah, dhismamaha, harqaanka iyo samaynta qalabka guraha.

Wuxuu intaa ku daray in barnaamijkan oo soconaya 4 bilood 40 ka mid ah labarayo beeraha, 20 harqaanka, 20 dhismaha guryaha iyo 20 labarayo samaynta qalabaka loo isticmaalo guraha iyo xafiisyada, arrintan ayaa waxaa looga gol-leeyahay in looga hortaga sidii dadkaan markay ka baxaan xabsiga aysan  u galin danbiyo balse ay sii wataan nolashooda caadiga ah kana mid noqodaan bulshada ayuu yiri taliye Shire.

Cabduqaadir Maxamuud, waa 25 jir, wuxuu xabsiga ku jiraa muddo 5 sano ah, dhaqan xumo ayaana qoyskiisa u soo xireen, kadib markuu dhigtay isbaaro uu dadka ku dhaco, maxakamadu shan sano iyo bilo ayey ku xukuntay, wuuna dhamaystay hadda,  wuxuuna hadda bartaa samaynta qalabka gurayaha sida sariiraha iyo kuraasta, asago la hadlay Ergo wuxuu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay xirfadan uu barnayo,”  5 sano ka hor waxba ma aqoon marka laga reebo sida loo isticmaalo qoriga iyo in wax la dillo, balse maanta waxaa is badalay noolashayda oo waxbaan aqaan aan ku shaqaysto.

Gareen Maxamed Geedi waa hooyo leh 5 carruur ah, waxaa lagu eedeeyey inay dhacday dahab, 2 sano iyo saddex bilood ayaa lagu xukumay waxayna ka mid tahay haweenka ku jira xabsiga, mar ay la hadashay Ergo ayey tiri. ” laba sano baan ku jiraa xabsiga, saddex bilood ayaa ii dhiman,  harqaan ayaan bartaa aad baan ugu faraxsanahay, waayo kuma fikirin anigoo xabsi ku jira in aan waxbara karo ayey tiri.”

Taliya Shire ayaa sheegay in dhaqaalaha ku baxaya barnaajikan ay bixisay hay’adda ICRC, waana markii labaad oo waxbarasho bilaash ah ay helaan maxaabiista xabsiga magaalada Boosaaso ayadoo markii hore ay bixisay hay’ad kale tababarkaan.

Khadro

Previous Post

Boqolaal qoys oo ku barakacay daad ka dhacay Baardheere

Next Post

Xaaladda macalimiinta gobolka Gedo

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Xaaladda macalimiinta gobolka Gedo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-FEB-2026

IDAACADDA 10-FEB-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-FEB-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-FEB-2026
February 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09 -FEB-2026
February 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-FEB-2026
February 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-FEB-2026
February 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-FEB-2026
February 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo