Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

QAXOOTIGA BOTSWANA JOOGA OO BIYO LA’AAN HEYSTO

Radio Ergo by Radio Ergo
December 23, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool xerada Dukwi ee dalka Botswana ayaa sheegaya in ay heysto biyo la’aan daran kadib markii dowladda dalkaas ay xertay tubooyinkii biyaha keeni jiray xerada. Cabdirisaaq Maxamed Aaden oo ka mid ah boqolaal qaxooti Soomaali ah oo ku nool xeradaas oo 180 km u jirta magaalada labaad ee Botswana ugu weyn ee la yiraahdo Francistown in biyaha xerada looga jaray muran ka dhashay kharashaadka biyaha ku baxa oo u dhaxeeya hay’adda qaxootiga ee UNHCR oo xerada maamusha iyo dowlada dalkaas.

Ilaa 15kii bishan December, qaxootiga xerada ku nool ma heystaan biyo ay cabaan, cunto ku karsadaan amaba dharka ku miirtaan.  Cabdirisaaq wuxuu sheegay in biyo la’aantu ay sii murjisay xaalada nololeed ee cakiran ee xerada ka jirtay. Gabadh kale oo qaxootiga soomaaliyeed ee xeradaas ku nool ka mid ah oo la yiraahdo Fahmo Daahir Ciise ayaa sheegtay in qaxootiga ay ku nool yihiin xero-xeyndaaban oo aan loo oggoleyn in ay dibada uga baxaan.

“Qaxootiga looma oggola inay xerada dibada uga baxaan, oo ay shaqo banaannada ka raadsadaan. sidaas si la mid ah, looma oggola in ay biyo ka doontaan dibadda,” ayey tiri Fahmo. Qaxootiga ayaa horey biyaha ugu heli jiray lacag la’aan, laakiin biyaha ay hadda isticmaalaan ayaa si qarsoodi ah looga keenaa dibadda. Ubax waxa ay sheegtay in caaga 20 litar ee biyaha ah uu xerada hadda ka joogo nus doolar.

Weriyaha Ergo wuxuu leeyahay joojinta tubbooyinka biyaha ayaa qaxootiga ku beertay cabsi ah in dowladda ay dooneyso in qaxootiga laga raro dalkeeda.

Faarax Dubbad/MR/MRS

Previous Post

DHAKHAATIIR AJAANIBA OO MUQDISHO ISAGA BAXAYA

Next Post

Xarun caafimaad oo laga furay xeryaha calanley

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Xarun caafimaad oo laga furay xeryaha calanley

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo